Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Drogba oo markiisii labaad ku guuleystay ciyaariyahanka Afrika.

12.03.2010, deeyoo.com.

Weeraryahanka khatarta ah ee Ivory Coast iyo Chelsea Didier Drogba ayaa markii 2aad loo caleema saaray xiddiga kubadda cagta ee qaaradda Afrika sanadkii tagay ee 2009kii.

Abaal marinta weyn ee uu Drogba ku guuleystay ayaa noqoneysa tiisii labaad kadib guushii 2006dii. Waxa uu markan kaga guuleystay laacibiinta kala Eto'o oo Cameroon iyo Inter u ciyaara iyo Essien oo Ghana iyo Chelsea u ciyaara.

Drogba ayaa ku muteystay abaal marintan kadib heerkiisa kubadeed ee uu sanadkii hore la qeybsaday qarankiisa oo usoo baxay koobka aduunka iyo kooxdiisa Chelsea oo uu soo gaarsiiyay guulo badan.

Abaal marinta Drigba ka sokow waxaa la bixiyay kuwa kale oo loo kala helay sidan hoose.

Inter-Club Player of the Year
Mputu Mabi (T.P. Mazembe and DR Congo)
 
National Team of the Year
Algeria
 
Club of the Year
T.P. Mazembe (DR Congo)
 
Xidiga da' yarta sanadka. (Young Player of the Year)
Dominic Adiyiah (AC Milan and Ghana U-20)
 
Tababaraha Sanadka (Coach of the Year)
Sellas Tetteh (Ghana U-20)
 
Anshax wanaaga ama edebta (Fair Play Award)
Al Hilal fans
 
Taageerayaashii ugu wanaagsanaa sanadka (Best Supporters Club).
South Africa Supporters Club
 
Laacibiinti hore (African Football Legend)
Stephen Keshi (Nigeria)
Jules Bocande (Senegal)
Osvaldo Saturnino de Oliviera “Jesus” (Angola)
 
Platinum Award
Prof. John Evans Atta Mills, President of the Republic of Ghana
 
Kooxdii sanadka Afrika (CAF Best XI)
Goolhaye
– Muteba Kidiaba (T.P Mazembe and DR Congo)
Difaaca
– John Pantsil (Fulham and Ghana), Nadir Belhadj (Portsmouth and Algeria), Wael Gomaa (Al-Ahly and Egypt)
Dhexda
– Alexander Song (Arsenal and Cameroon), Michael Essien (Chelsea and Ghana), Seydou Keita (Barcelona and Mali), Yaya Toure (Barcelona and Cote d’Ivoire)
Weerarka – Tresor Mputu Mabi (T.P. Mazembe and DR Congo), Samuel Eto’o (Inter Milan and Cameroon), Didier Drogba (Chelsea and Cote d’Ivoire)

 

Diyaariye.

Mohamed A O (Deeq)

deeyoo_admin@hotmail.com

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com