Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Ronaldinho oo ku baashaalay Siena, Inter oo la hakiyey iyo Juve oo mar kale laga adkaaday

17.01..2010, deeyoo.com.

Cayaaryahan Ronaldinho oo mar ahaa xidiga ugu wanaagsan aduunka ayaa u muuqda inuu dib ugu soo laabtay farsamadii,goolashii iyo cayaar wanaagii lagu yiqiin isagoo 3 gool u dhaliyey kulankii maanta ay kooxdiisa Milan 4-0 ku garaaceen Siena.

Ronaldinho ayaa gool rigoore ah dhaliyey daqiiqadii 12aad ee qeybtii hore isagoo labo gool oo kale kala dhaliyey daqiiqadihii 72, iyo 89aad halka goolka 4aad ee Milan uu shabaqa la helay cayaaryahan Marco Borriello.

 

Milan waxey hada 6 dhibcood ka hooseysaa kooxda hogaanka heysa ee Inter iyagoo hal cayaar oo dheeri ah heysta oo hadii ay badiyaan usoo jirsanaya 3 dhibcood oo keliya.

Inter waxey kulankii shalay bareejo 2-2 ku kala bexeen kooxda Bari halka kooxda Roma ay soo gashay kaalinta 3aad markii ay 3-0 ku duugeen kooxda Genoa Luca Toni ayaa dhaliyey labo ka mid ah goolasha Roma oo uu sanadkan kusoo biiray ka dib markii ay iska soo fasaxday Bayern Munich, Roma waxey 3aad kala wareegeen kooxda maalmahaan ay ka jajabantahay ee Juventus oo mar kale fara marnaan garoonka ka baxday markii ay Chievo 1-0 ku dhufatay.

Guuldaradan ay kala kulmeen Chievo waa tii 4aad 5tii kulan ee ugu dambeysay horyaalka Talyaaniga oo waa hore ka niyad jabeen  hanashadiisa iyagoo hore uga haray tartanka weyn ee Champions League.

Waxaa macquul ah in saacad kasta la fisho inuu shaqadiisa weyn doono tababare Ciro Ferrara oo culeys weyn uu saaran yahay.

Bari vs Inter 2 - 2.

 

Roma vs Genoa 3 - 0.

 

Kulamadii Todobaadkan:

16.01.10
Cagliari Livorno 3 - 0
Bari Inter 2 - 2
17.01.10
AC Milan Siena 4 - 0
Atalanta Lazio 3 - 0
Chievo Juventus 1 - 0
Fiorentina Bologna 1 - 2
Parma Udinese 0 - 0
Roma Genoa 3 - 0
Sampdoria Catania 1 - 1

Kala horeynta kooxaha:

1 Inter 20 14 4 2 43 19 24 46
2 AC Milan 19 12 4 3 35 19 16 40
3 Roma 20 10 5 5 33 24 9 35
4 SSC Napoli 19 9 6 4 29 24 5 33
5 Juventus 20 10 3 7 32 26 6 33
6 Fiorentina 19 9 3 7 26 19 7 30
7 Palermo 19 8 6 5 24 21 3 30
8 Cagliari 19 9 3 7 31 23 8 30
9 Parma 20 8 5 7 24 26 -2 29
10 Bari 19 7 7 5 24 19 5 28
11 Chievo 20 8 3 9 21 21 0 27
12 Genoa 19 8 3 8 32 35 -3 27
13 Sampdoria 20 7 6 7 23 28 -5 27
14 Livorno 20 6 3 11 13 27 -14 21
15 Udinese 19 5 5 9 20 24 -4 20
16 Lazio 20 4 8 8 15 21 -6 20
17 Bologna 19 5 4 10 19 27 -8 19
18 Atalanta 19 4 4 11 18 28 -10 16
19 Catania 20 3 7 10 18 29 -11 16
20 Siena 20 3 3 14 21 41 -20 12

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com