Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Arsenal oo kusoo dhowaatay kooxaha Chelsea iyo Man.United iyo natiijada kulamadii todobaadkan

Fabregas

 

17.01..2010, deeyoo.com.

Kooxda Arsenal ayaa aad ugu soo dhowaatay kooxaha hogaanka horyaalka kaga horeeya ee Chelsea iyo Manchesteer United markii ay 2-0 kaga soo badiyeen kooxda Bolton oo ay u martiyeen.

Kooxda Bolton ayaa bilowgii cayaarta u muuqatay iney ka firfircoonaayeen kuwa Arsenal hase yeeshee kabtanka Arsenal Cesc Fabregas ayaa dhaliyey goolka 1aad markii uu baas ku dhufsaday Eduardo darbo taraarax ahna gees shabaqa kaga luxay.

Cayaaryahanka da`da yar ee Arsenal Fran Merida oo bedel kusoo galay ayaa dhaliyey goolkii 2aad 12 daqiiqo ka hor dhamaadkii cayaarta isagoo quusiyey rajadii ay Bolton ka qabeen iney helaan gool bareejo ah.

Fran Merida waxa uu u dhashay dalka Spain waxaana uu kusoo barbaaray Acadeemiyada Barcelona iyadoo sidoo kalena Fabregas laga soo qaatay isla acadeemiyadaas uu isagoo hada 22 jir ah kabtan u yahay Arsenal kana mid noqday tiirarka ay kooxda ku taagantahay ayaa waxaa la sugayaa in Merida raaci doono wadada saaxiibkiis Fabregas.

Arsenal waxey mar kale kulmayaan kooxda Bolton maalinta Arbacada kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo hore dhowr jeer u baaqday hadii ay badiyaan waxey soo ciriirsanayaan kaalinta labaad iyagoo rajo fiicana ka leh iney Chelsea u riixaan kaalinta labaad oo ay hogaanka horyaalka qabtaan hadii ay Bolton kaga badiyaan 2 gool ama ka badan.

Kulamadii Todobaadkan:

16. jan.
Everton - Manchester City 2-0
Chelsea - Sunderland 7-2
Tottenham - Hull City 0-0
Manchester U. - Burnley 3-0
Wolverhampton - Wigan 0-2
Stoke - Liverpool 1-1
17. jan.
Aston Villa - West Ham 0-0
Blackburn - Fulham 2-0
Bolton - Arsenal 0-2

Kala horeynta kooxaha:

1 Chelsea 21 15 3 3 52 - 18 48
2 Manchester U. 22 15 2 5 49 - 19 47
3 Arsenal 21 14 3 4 55 - 23 45
4 Tottenham 21 11 5 5 42 - 22 38
5 Manchester City 21 10 8 3 42 - 30 38
6 Aston Villa 21 10 6 5 29 - 18 36
7 Liverpool 21 10 4 7 38 - 26 34
8 Birmingham 21 9 6 6 21 - 19 33
9 Fulham 21 7 6 8 26 - 24 27
10 Everton 21 6 8 7 30 - 34 26
11 Stoke 21 6 7 8 19 - 26 25
12 Blackburn 22 6 6 10 23 - 39 24
13 Sunderland 21 6 5 10 30 - 38 23
14 Wigan 20 6 4 10 23 - 44 22
15 Burnley 21 5 5 11 22 - 43 20
16 West Ham 21 4 7 10 28 - 37 19
17 Wolverhampton 21 5 4 12 17 - 38 19
18 Hull City 21 4 7 10 20 - 42 19
19 Bolton 19 4 6 9 26 - 38 18
20 Portsmouth 20 4 2 14 18 - 32 14

 

Asa A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com