Kooxda
Manchester
Utd ayaa
waxaa ay
doonaysaa
in ay
xulkeeda
ka qubto
xidigo
badan oo
uu kamid
yahay
Dimitri
Berbatov
kaasi oo
la
sheegay
in
kooxda
iib uu
ka
yahay.
sida ay
qortay
jariirada
Sunday
Mirror
ayaa
sheegaya
in
qorshahaan
lagu
iibinayo
xidigaha
qaar
halka
qaarka
kale
laga
fasaxaayo
Naadiga
uu ku
jiro
daafaca
Faawulada
badan ee
Vidic.
kooxda
Manchester
ayaa
waxaa
lagu soo
waramayaa
in ay
lasoo
daristay
dhaqaalo
dari
waxaana
xidigahaan
ay
iibinayso
ay ka
heleysaa
lacago
dhan 80
milyan
oo gii
waxaana
kamid ah
xidigahaas
Anderson,
Nani,
Zoran
Tosic
iyo
xidiga
aan
saldhiganin
ee ka
cayaara
daafaca
dhexe
Nemanja
Vidic.
Tababaraha
kooxda
Manchester
utd
Fergusen
ayaa
sheegay
in
xidigaan
uusan
qabanin
shaqadii
laga
doonayay
isagoo
lagu soo
iibiyay
30.75
Milyan
oo gini
waxaana
uu soo
bandhigay
cayaaro
aan
wanaagsaneyn.
waxaa
kaloo
Man Utd
ay
doonaysaa
in
xulkeeda
ka
saarto
xidigo
kale oo
ay kamid
yihiin
Anderson,
Nani
Zoran
Tosic
iyo
Nimanje
Vidig.
haddii
qorshahaan
uu
hirgilo
ayaa
waxaa uu
noqonayaa
kii ugu
horeeyay
ee
Manchester
ay
sameyso
tan iyo
sanadkii
1995
markaas
uu
Fergusen
kooxda
ka
ceyriyay
xidigo
ay kamid
ahaayeen
Paul
Ince,
Andrei
Kanchelskis,
iyo
Tababarihii
laga
ceyriyay
xilka
Manchester
City ee
Mark
Hughes
waxaana
uu
kooxda
keenay
jiil
cusub oo
ay kamid
ahaayeen
David
Beckham,
Paul
Scholes,
Nicky
Butt iyo
xidigaha
walaalaha
ah ee
G.Neville
iyo Ph.
Neville.
Tababarahaan
ayaa
waxaa uu
aamin
sanyahay
in ugu
dambeyn
uu heli
karo
xidiga
mudada
dheer
bartilmaameedka
u ahaa
ee Karim
Benzeme.waxaana
u suura
galin
kara
iyadoo
xidigaan
reer
Faranse
uu la
qabsan
la'yahay
kooxda
Real
Madrid.tan
iyo
markii
30
Milyan
ay ugu
soo
iibsatay
kooxda
Lyone.
Fergusen
ayaa
waxaa uu
doonayaa
ugu
horeyntii
in uu
iska
iibiyo
Berbatov
si uu
lacago
kaash ah
u hello
waxaaha
uu noqda
xidigii
ugu
qaalisanaa
ee
kooxda
Manchester
ay ku
fashilantay
taariikhda
isagoo
ay 30.75
Milyan
ugu soo
qaadatay
Tottenham.
xidigaan
wadanka
Bulgaria
u
dhashay
Berbatov
ayaa
waxaa uu
u
dhaliyay
20 gool
66 kulan
uu u
saftay
kooxda
Utd
waxaana
soo
gaaray
dhaawacyo
laakin
waxaa u
sii
dheereed
xidigaan
markii
lagu
eedeeyay
in uu
wax ka
qaban
waayay
xaaladada
abaarta
gool
dhalinta
kooxda
heysata
waxaana
si gooni
ah loogu
eedeeyay
kulankii
FA
Cup-ka
looga
soo
saaray
kooxda
kadib
markii
Leeds ay
ka
badisay.
wararka
laga
helaayo
gudaha
kooxda
Manchester
Utd ayaa
sheegaya
in
guuldaradii
Leeds
lagu
eedeeyay
ilaa
afar
cayaaryahan
laakin
dhaliisha
ugu weyn
dusha
laga
saaray
Berbatov.
Nani oo
isaga
lagu soo
iibiyay
17
Milyan
oo ay
kasoo
qaateen
kooxda
Lispon
ee dalka
Portugal
sanadkii
2007
ayaa
sidoo
kale
isna la
doonayaa
in
kooxda
laga
ceyriyo
kadib
markii
uu wax
ku soo
kordhin
waayay.
inkastoo
xidigaan
uusan
cayaarin
inta
badan
waxaana
kal hore
laga
saaray
xidiga
joogtada
kooxda
inkasoo
uu
haatan
qabo
dhaawac
ayaa
waxaa uu
yahay
mid
aanan
mustaqbal
ku sii
lahayn
kooxda.
Nani oo
23 jir
ah waxaa
uu rajo
wanaagsan
uu ka
qabay
ama laga
qabay in
uu noqon
doono
C.Ronaldaha
cusub ee
kooxda
Man Utd.
xidiga
kale ee
la
sheegay
in
kooxda
laga
saarayo
waaa
Anderson
waxaa
xidigaan
xitaa
mararka
qaar uu
waayaa
badalka
kooxda
waxaana
kooxda
manchester
Utd ay
kusooo
iibsatay
xidigaan
18
Milyan
oo gini.
xidigaan
caalamiga
wadanka
Braziil
Anderson
ayaanan
helin
wali
booska
kooxda
Manchester
waxaana
xidigaan
uu yahay
mid u
baahi
qaba in
uu
kulamo
badan u
cayaaro
naadiga
United-ka.
Vidig
waxaa si
weyn u
doonaya
kooxo ay
Real
madrid
ka mid
tahay
waxaana
ay u
balan
qaaday
Todobaadkii
in ay
siiso
mushaaro
dhan 100
Kun oo
gini
waxaana
xidigaas
uu yahay
mid si
wanaagsan
u
doonaya
in uu ka
tago
kooxda.
sidoo
kale
xidigaha
laga
ceyrinaayo
kooxda
waxaa
kamid
ah
Scholes
iyo
Van
Der
Sar
kuwaas
oo
da'da
ay
jarayso.
*************************************
kooxda
ka
dhisan
wadanka
Spain
ee
Atletico
Madrid
ayaa
waxaa
ay
sheegtay
oo
ay u
soo
bandhigtay
kooxda
Chelsea
qorshe
ay
ku
doonayso
in
ay
kaga
iibiso
xidigeeda
Sergio
Aguero
bishaan
Janaayo
isla
markaana
uu
si
amaah
ah
uu
ugu
sii
cayaaro
inta
ka
harsan
xiliga.
sida
ay
qortay
jariiradda
Sunday
Express
ayaa
sheegaya
in
xidigaan
Aguero
oo
21
jir
ah
ay
si
weyn
u
doonayso
Naadiga
Chelsea
waxaana
xidigaan
ugu
dambeyn
ay
ku
heli
kartaa
30
Milyan
oo
gini
waxaana
xidogaan
uu
yahay
mid
si
wanaagsan
kubadaha
u
dhaqaajiya.
hishiiskaan
ayaa
la
isku
afgartay
in
xidigaan
uu
ku
biiro
kooxda
Chelsea
marka
uu
dhamaado
xiliga