Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Porto oo dibir la heshay Arsenal iyo Bayern oo dirqi ku badisay

18.02.2010, deeyoo.com.

Kulan aad u xiisa badan oo ka tirsanaa wareega 2aad ee koobka horyaalada Yurub ee Champions League ayaa dhex maray kooxaha Porto oo ka dhisan dalka Portugal iyo Arsenal oo Ingiriiska ah.

Ciyaartan oo aad u adkeyd ayey gabagabadeedii noqotay in Porto ay 2 gool iyo 1 ku garaacdo kooxda Arsenal, rajo fiicana ka qaba kulanka labaad oo labadan kooxood dhex mari doono laba todobaad kadib, maadaama ay u baahanyihiin kaliya barbardhac.

Waxaan halkan hoose idinkuugu diyaarinay qaabkii ay ciyaarta u dhacday iyo goolashii la kala dhaliyay oo goos goos ah.

 

Ciyaar kale oo ka dhacday dalka Jarmalka ayey Bayern Munich 2 gool iyo 1 uga adkaadeen kooxda Fiorentina oo Talyaaniga ah, sidoo kale ayaa halkan hoose idinkuugu diyaarinay goos gooska ciyaarta iyo sidii goolasha loo kala dhaliyay.

 

 

 

 

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com