Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Wargeysyada iyo waxa ay ka qoreen dhacdooyinkii ugu danbeeyay.

09.02.2010, deeyoo.com.

weeraryahanka kooxda Bordeaux Marwaan Shamakh ayaa waxaa uu sheegay in uu doorbidaayo ku biirista kooxda Arsenal ee dalka Ingiriiska.
 
xidigaan oo lagu waday in uu ku biiro Liverpool Bishii tagtay ee Janaayo ayaa dib u dhac uu ku yimid ku biiristiisa Liverpool sababo dhaqaalo oo xidiga uu dal baday lacago mushaaraad badan.
 
inkastoo xidigaan uu dhamaanayo qandaraska uu kula jiro naadiga reer Fransa ee Bordeaux ayaa waxaa doonaya naadiyo badan oo raba in ay ka faa'iideystaan saxiixa xorta ah ee xidigaan.
 
Full story: Daily Mirror
***********************************************************************
 
xidiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Cesc Febrigas ayaa waxaa uu diiday hishiis cusub in uu u kordhiyo naadiga Arsenal ee dalka Ingiriiska.
 
sida laga soo xigtay wargays isboorti oo kasoo baxa dalka Spain ayaa sheegay in xidigaan uu gaashaanka ku dhuftay qorshe ay Arsenal ku doonaysay in ay kaga saxiixdo hishiis ay ku kordhinayso qandaraaska uu kula joogo.
 
xidigaan ayaa hishiiskaan cusub waxaa uu ku kacayay 30 milyan oo gini waxaana xidigaan dhawaanahaan doonayay Barcelona oo la sheegay in uu ku biirayo sanadkaan dhamaadkiisa.
 
Full story: Spanish newspaper Sport
 
************************************************************
 
cilmi baaris la sameeyay ayaa cadeeysay in qaladaadka ay galaan cayaartooyda oo garsoorayaasha aysan dhigin ay galaan cayaaryahanada gaagaaban isla markaaana qaladaadka ugu badan laga dhigo xidigaha dhaadheer sida Peter Crouch.
 
warbixintaan ayaa sheegtay in la baaray ilaa 100 kun oo qalad oo ay ku kaceen xidigaha kubadda cagta kuwaas oo ay dhigaan garsoosayaasha waxaana inta ugu badneyd ku kacay oo laga dhigay cayaaryahanada dhaadheer sida Peter Crouch,iyo Jermain Defoe
Full story: The Guardian
 
***************************************************
 
cayaaryahan Robinho ayaa waxaa uu ku riyoon jiray in uu dib ugu laabto kooxdiisa Santos isagoo dib ugu laabtay bishii tagtay isla markaana goolka guusha u dhaliyay kooxdiisa isagoo badal kusoo galay cayaarta.
 
kulankaan uu goolka dhaliyay Robinho ayaa waxaa uu dhex marayay kooxaha Santos iyo Sao Paulo ee dalka Braziil.
Full story: Daily Mail
 
***************************************************************************
xidiga Joshua waa wiil 13 jir ah oo uu dhalay Boqorka kubadda cagta adduunka ee Pele waxaa uu tababar la qaataa xidigaha sar sare ee kooxda Santos waxaana kamid ah xidigaha uu la qaato Tababarka xidiga Robinho waxaana uu yahay mid wanaagsan horumarkiisa.
 
sida ay qortay jariiradda Daily mirror ayaa sheegtay in xidigaan ay indhaha ku hayaan kooxo badan oo yurub ah.
 
(Daily Mirror)
**********************************************************
 
dhinaca kale
 
xiriirka wadanka Benin ayaa ceyriyay tababaraheeda iyo dhamaan dadkii la shaqeenayay iyo cayaaryahanada qaar.
 
dalkan ayaa kasoo bixi waayay guruubka iyadoo ay ka galeen kaalinta 3-aad guruubka C waxaana ay ka keenen hal bar baro oo kaliy awaxaana ka adkaaday dalalka Masar iyo Nigeria halka ay bar baro la galeen dalka Mozambique.
 
war qoraal ah oo kasoo baxay xiriirka kubadda cagta dalka Benin ayaa sheegay in ay iska ceyriyeen Tabaabrihii xulkaas oo u dhashay dalka Faransiiska Michel Dussuyer
 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
002521-5140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com