Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

isku aadka is kala reebka ciyaaraha Euro 2012 oo ka dhacaya Poland iyo Ukrain oo la sameeyay

07.02.2010, deeyoo.com.

Kulan balaaran o ka dhacay caasimadda Poland ee Warsaw ayaa laga soo saaray habkii ay waddamada ka qeyb galaya ciyaaraha Euro 2012 ee ka dhici doona Poland iyo Ukrain  isku reebi lahaayeen.

Waddamada isku arkaya is reebreebkan waxa ay gaarayaan 53 dal oo loo qeybiyay 9 qeybood ama bulug. waxaa si toos ah usoo baxaya kaliya dalalka gala kaalinta 1aad, sidoo kale waxaa toos usoo baxaya dalka ugu dhibca bata dalalka gala kaalimaha 2aad, 8 sideeda dal ee soo harta ayaa min laba madaxa la isku gelinayaa si loo helo 4 dal oo kale, xisaabta dalalka is reebreebkan kasoo baxa ka dhiga 14 dal oo lagu dari doono labada dal ee tartanka marti gelinaya ee Poland iyo Ukrain, tirada guudna ka dhigi doona 16 dal.

Waa markii ugu horeysay oo tartan noocan oo kale ah lagu qabto labadan dal, inagoo wada xasuusana in tartankii lasoo dhaafay lagu qabtay labada dal ee Austria iyo Switzerland oo ay koobkiina kula hoydeen laacibiintii reer Spain.

Haddaba shaxda hoose kala soco sida ay waddamadu isugu aadeen.

Group A
Germany
Turkey
Austria
Belgium
Kazakhstan
Azerbaijan
 
Group B
Russia
Slovakia
Republic of Ireland
FYR Macedonia
Armenia
Andorra
Group C
Italy
Serbia
Northern Ireland
Slovenia
Estonia
Faroe Islands
Group D
France
Romania
Bosnia-Herzegovina
Belarus
Albania
Luxembourg
Group E
Netherlands
Sweden
Finland
Hungary
Moldova
San Marino
Group F
Croatia
Greece
Israel
Latvia
Georgia
Malta
 
Group G
England
Switzerland
Bulgaria
Wales
Montenegro
Group H
Portugal
Denmark
Norway
Cyprus
Iceland
Group I
Spain
Czech Republic
Scotland
Lithuania
Liechtenstein

 

waxaa diyaariyay

Mohammed A O (deeq)

deeyoo_admin@hotmail.com

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com