Warbaahinta
DEEYOO
waxay
mar
kasta
diyaar
idinla
tahay in
ay idin
soo
gudbiso
warbixino
oo aan
is
leenahay
waa kuwo
xiiso
galin
kara
aqristayaasheenna
ku xeran
warbaahintan,Maxaase
kala
socotay
heerarka
kala
duwanaa
ee midab
takoorka
kubadda
cagta
Spain.
Kubadda
cagta
qaaradda
yurub
ayaa
waxaa ay
tahay
mid inta
badan ay
ka
dhacaan
jinsi
faquuq
lagula
kaco
qaar
kamid ah
xidigaha
ku
xamaasha
kubadda
cagta.
Dalal ku
yaala
qaaradda
Yurub
ayaa
waxaa ay
ahaayeen
kuwo
gumaysan
jiray
dalal
badan oo
ku yaala
qaaradaha
Afrika,Aasiya
iyo
Ameerika
waxaana
ay si
xun kula
kixi
jireen
dadkii
xiligaa
ku
noolaa
qaaraddaasi
waxaana
kadib
caalamka
laga
waayay
dal dal
kale
gumaysi
kula
kaca.
Waayihii
dambe
ayaa
caalamka
uu ku
tilaabsaday
horumar
oo laga
gudbay
in dad
si cad
loo
gumaysto
waxaana
xurnimo
qaatay
dalal
badan oo
caalamka
kuwaas
oo ku
hoos
noolaa
dalal ay
kamid
yihiin
Ingiriiska,
Faransiiska,
Talyaaniga,
Portaqiiska,
Spain
iyo kuwo
kale.
waxaana
dhacday
in
dadkii
oo dhan
ay
heleen
xornimo
waxaana
dhibaatada
ugu xun
la
kulmayay
dadka ku
nool
qaaradda
Afrika
kuwaas
oo lagu
takoorayay
midabkooda.
Meelaha
ugu
badan oo
ay dadka
isku
dhex
galaan
ayaa
waxaa
kamid ah
Sportiga
oo
noqday
mid isku
keena
qoomiyado
kala
duwan
waxaana
jira
wali dad
kale oo
aamisan
ama ku
takoora
midabka
Madoowga
ah.
Xiriirka
maamula
kubadda
cagta
caalamka
ee FIFA
iyo
Hay’adda
kale ee
Olombikada
adduunka
ee
I.O.C
ayaa
waxay
isku
dayeen
in ay
joojiyaan
arrimaha
jinsi
faquuqa
ku aadan
iyagoo
kasoo
saaray
qodobo
ay ku
sheegeen
in looga
hortagaayo
oo ah in
qofkii
ku kaca
arrintaas
oo kale
in
ganaax
uu
mudaysan
doonno.
Dalka
Spain
waa
goobta
ugu
daran oo
lagu
dhibaateeyo
cayaaryahanada
gaar
ahaan
kuwa ku
xamaasha
kubadda
cagta
waxaana
jira
kooxo ku
caanbaxay
in ay
aflagaadeyan
xidigaha
madoowga
ah ee ka
cayaara
horyaalka
Spain
waxaana
kamid ah
xidigaha
dhibaatooyin
noocaas
oo kale
la
kulmay
xidigii
hore ee
kooxda
Barcelona
Ito’o.
Kooxda
Atletico
Bilbao
waa
kooxka
dhisan
dalka
Spain
waxaana
ay
taageerayaasheeda
ay ku
caan
baxeen
jinsi
faquuq
ay kula
kacaan
cayaartooyda
madowga
ah oo u
cayaaraha
kooxda
kasoo
horjeeda
ee ay la
cayaarayaan.
Kooxdan
ayaa
taariikhda
waligeed
aanan u
cayaarin
cayaaryahan
madoow
ah waana
kooxda
kaliya
ee ka
cayaarta
horyaalka
Spain oo
aanan u
safanin
xidig
Madoow.
rikoorkaasina
waa uu
jabay
waxaaana
ay ahayd
kooxda
kaliya
ee
harsanayd
oo spain
ah oo
aanan
cayaarsiinin
xidig
madow
dhamaan
kooxaha
kale waa
ay u
safteen.
Hadaba
waxaan
idin
haynaa
in
kooxda
Atletico
Bilbao
oo
taageerayaasheeda
ay sida
weyn u
necbaayeen
xidig
madow ah
oo ay
aflagaado
u geysan
jiray
xidigaha
madow
ayaa
waxaa
dhacday
in
taariikhda
markii
ugu
horeysay
ay u
sacbo
tumaan
oo ay
taageeraan
cayaaryan
madow.
Magaca
Jonas
Ramalho
waa mid
ay
waligood
ay
xasuusan
doonaan
taageerayaasha
Bilbao
kuwaas
oo
habeen
Arbaco
oo ay
qamiis
soo
galayso
uu
garoonka
u soo
galay
markii
ugu
horeysay.
Jonas
Ramalho
waxaa uu
ka
cayaaraa
daafaca
waxaana
uu u
saftay
kulan ay
la
cayaarayeen
koox ka
dhisan
wadanka
Jarmalka
ee
Werder
Bremen
kulan ka
tirsanaa
koobka
Uefa Cup
ee
bishii
December.
Xidigaan
ayaa
waxaa uu
yahay
cayaaryahanka
ugu
da’da
yar
kooxda
Attletico
Bilabo
waxaana
uu yahay
mid
wanaagsan
isagoo
ku
hellay
booska
xidigaha
lagu soo
bilaabay
kulankaas
kadib
markii
uu
hergab
kaga
dhacay
mid
kamid ah
xidigaha
daafaca
kooxda
Bilbao
iyo
wadanka
Spain ee
Andoni
Iraola..
Sidoo
kale
Cayaayahan
Ramalho
ayaa
waxaa uu
noqday
cayaaryahankii
ugu
da’da
yar ee
ebed u
cayaara
cayaar
caalami
ah
Naadiga
Attletico
Bilbao.
Xidigaan
waa
JONAS
RAMALHO
ayaa
waxaa
iska
dhalay
Aabe
Angola
ah iyo
Hooyo
Spain ah
waxaana
markii
uu
garoonka
soo
galay la
yaabay
dhamaan
bahweynta
cayaaraha
oo aan
aniga ka
mid ahay
kuwaas
oo aanan
filaynin
in ay
cayaarsiin
doonto
Bilbao
xidig
madow ah
waxaana
xidigaas
uu horey
ugu
cayaaray
wadanka
Spain
xulkisa
ka
hooseeya
17-
sanno
jirada
waxaana
sidoo
kale
cayaaryahankaan
uu u
cayaaray
kooxda
Bilbao
isagoo
14 jir
ah.
Waxay
ahayd
daqiiqad
xusuus u
leh
dhamaan
maamulka
iyo
taageerayaasha
naadiga
Atletico
Bilbao
maadaama
uu jabay
rikoor u
yiilay
naadiga
isla
markaana
ay u
sacbo
tumaan
ama ay
taageeraan
xidig
madow ah
waana
taageerayaasha
ugu
necbaa
cayaartooyda
madowga
ah.
Kooxdan
Atletico
Bilbao
ayaa
waxaa ay
ka mid
tahay
saddexda
Naadi ee
anan
waligood
dib ugu
laabanin
heerka
2-aad
dalka
Spain
waxaana
soo
raaca
Real
Madrid
iyo
Barcelona.
Naadiga
Atletico
Bilbao
ayaa
waxaa ay
ku
guulaysatay
horyaalka
Spain
ilaa 8
jeer
waana
kooxda
Afaraad
ee ugu
guulaha
badan
ama ugu
qaadista
badan
horyaalka
Laliga
Spain
inkastoo
sanadkii
ugu
dambeeyay
oo ay
qaaday
uu ahaa
muddo
haatan
laga
joogo 26
sanno
waxayna
ahayd
1984.
Kooxdan
ayaa
waxay ku
sigatay
dhowr
jeer in
ay
heerka
2-aad u
laabato
laakin
waa ay
ka
badbaadaysay
waxaana
natiijadii
ugu
wanaagsanayd
ama
markeedi
ugu
wanaagsanayd
ee ay ku
sigatay
in ay
qaado
horyaalka
Spain ay
ahayd
1998 oo
kaalinta
2-aad ay
ka
gashay
waxaana
sanadkaan
ay kaga
jirtaa
kaalimaha
dhexe.
Kooxdan
Bilbao
waxay ka
dhisan
tahay
gobolka
Basque
waxaana
uu yahay
gobolkaan
goob ay
ku badan
yihiin
ama ay
ku
xoogan
yihiin
dadka
cadaanka
ah ee
neceb
dadka
madoow
inkastoo
15-kii
sanno ee
tagay
gobolka
Basque
ay soo
gaareen
dad
socoto
oo u
badan
qaaradda
Afrika
kuwaas
oo magan
galyo
doon ah.
Kooxdan
ayaa
waxaa
jira in
ay aamin
sanyihiin
fikirka
ah in ay
soo
saaraan
ama ay u
cayaaraan
cayaaryahano
kasoo
jeeda
gobolka
Basque
waxaana
xidigaha
haatan u
cayaara
ay u
dhasheen
gobolkaan
ama ay
waalidkooda
ay kasoo
jeedaas
sida
hooyadooda.
Tababaraha
kooxdan
waxaa
lagu
magacaabaa
Joaquin
Caparros
waxaana
uu inta
badan la
dagaal
sanyahay
saxaafadda
iyadoo
Naadigaan
ay ku
faani
jireen
in ay
soo
saaraan
cayaaryahano
tayo leh
oo kasoo
baxa
gobolkaan
laakin
sanadihii
dhawaa
la
waayay
su’aalaha
noocaas
marka ay
waydiiyaan
saxaafadda
uu la
dagaalo
isagoo
aanan
jecleyn
in uu
war
siiyo
saxaafadda.
Jonas
Ramalho
ayaa
waxaa
suura
gal ah
in
taageerayaasha
ay ku
kala
qeybsamaan
in
kooxda
uu u sii
cayaaro
xidid
madow
iyo in
kale
iyadoo
suura
gal ay
tahay in
cadawtooyo
uu kala
kulmo
taageerayaasha
naadiga.
Cayaaryahanada
madowga
ah ayaa
waxaa ay
ka
cayaarayeen
horyaalka
La liga
Spain
tan iyo
bartamihii
1950-meeyadii
iyadoo
ay ka
imaan
jireen
koofurta
Ameeriko
laakin
sanadihii
dambe
ayaa
waxaa
dhacday
in
qaaradda
Afrika
xidigo
ka socda
ay ka
cayaaraan
halkas
iyo kuwo
kale oo
madow ah
laakin
heysta
dhalashada
qaar
kamid ah
dalalka
qaaradda
Yurub,waxaana
wali
jira in
kooxaha
Spain ay
juunyarkooda
ay ku
jiraan
cayaaryahano
madow
ah.
Waxaa
jira
kaliya
afar
cayaaryahan
oo madow
ah
kuwaas
oo ka
tirsan
xulka
qaranka
wadanka
Spain
waxaana
kamid ah
Marcos
Senna oo
u
cayaara
Kooxda
Villarreal
kana soo
jeeda
dalka
Brazil.
Kubadda
cagta
spain
ayaa
waxaa la
sheegaa
in wali
ay ku
dambeyso
cunsuriyad
iyadoo
la
xasuusto
in
taageerayaasha
kooxda
Barcelona
ay
aflagaado
u
geysteen
gool
haya
kooxda
Espanyol
iyo
xulka
Cameroon
Carlos
Kameni.
Xidigaha
la
kulmay
dhibaatada
ugu
badan ee
dhanka
jinsi
faquuqa
ayaa
waxay
kala
yihiin
weeraryahankii
hore ee
kooxda
Barcelona
Samuel
Eto'o
iyo
daaficii
hore ee
kooxda
Real
Madird
Roberto
Carlos
kuwaas
oo
isbuuc
dhaad la
kulmaya
Aflagaadooyin
marka ay
kusoo
cayaarayaan
meel ka
baxsan
garoomada
Naadiyadooda
xitaa
mararka
qaar
loogu
geysto
garoonkooda.
Samuel
Eto'o
ayaa
waxaa uu
ku
hanjabay
in uu
isaga
baxaayo
garoonka
kadib
markii
uu u dul
qaadan
waayay
aflagaada
uu kala
kulmay
taageerayaasha
kooxda
Real
Zaragoza
sanadkii
2006
waxaana
dhacday
in
xiriirka
Spain uu
ganaaxay
kooxdaas
lacago
dhan
ganaax
ah oo
dhamaa 9
kun oo
Euro.
Sidoo
kale
cayaaryahanada
xulka
qaranka
ingiriiska
ayaa
waxay
iyana
kala
kulmeen
taageerayaasha
Cunsuriyada
ay
dishay
ee reer
Spain
aflagaado
kulan
dhexmarayay
dalka
Spain
iyo
England.
Xidigaha
u
dhashay
wadanka
Ivory
Coast
ee kala
ah
Felix
Ettien,
iyo
Idrissa
Keita
ayaa
waxay ku
biireen
kooxda
Levante
kadib
markii
cayaaro
wanaagsan
ay kasoo
bandhigeen
koobka
juunyarka
da’dooda
ay ka
hooseeyso
20-ka
sanno ee
adduun
sanadkii
1997.
Xidigahaan
ayaa
waxay la
kulmeen
takoor
xoogan
oo xitaa
ay kala
kulmeen
Tababaraha
kooxda
Levante
waxaana
ku adkaa
luqadda
Spain
waxaana
ay
sheegeen
in ay
go’doon
galeen
oo iyaga
oo
kaliya
ay isla
hadlaan
cayaaryahanada
kale ama
maamulka
aysan la
hadleynin
waxaana
uu
tababaraha
nagu
tilmaamay
in aan
nahay
Masiibo
kooxda
lasoo
darastay.
Waxaa
ay intaa
raaciyeen
markaan
xanuun
sanno
cayaaaryahanada
iyo
taageerayaasha
waxay na
yiraahdaan
waxay
qabaan
cudurka
dilaaga
ah ee
AIDS
ama kii
noogu
wanaagsan
wuxuu
yiraahdaa
ma
qabaan
AIDS ee
waxaa
Heysa
Malaariyo
ama
cuduro
kale
xitaa
waxay
sheegeen
in aanan
qofna u
soo
dhawaan
jirin oo
layska
dhowri
jiray.sidaa
waxaa
shaaca
ka
qaaday
Felix
Ettien
sanadkii
2004
waraysi
lala
yeeshay.
Hadaba
xidiga
garabka
kaga
cayaari
jiray
xulka
wadanka
Ivory
Coast
iyo
kooxda
Levante
ee dalka
Spain
Felix
Ettien
ayaa
waxaa uu
sheegay
in uu
Jonas
Ramalho
uusan la
kulmaynin
dhibaatadii
ay kala
kulmeen
dalka
Spain
iyagoo
lagu
takoorayay
midabkooda
waxaana
uu
sheegay
in
markii
dambe ay
gudbiyeen
dacwad
iyagoo
ku
hanjabay
in ay ka
tagayaan
kooxda
Levante
laakin
markii
dambe
wax weyn
ay iska
badaleen
iyadoo
loo
ogolaaday
in ay
cunada
kula
cunaan
suxuunt
(plates)
iyadoo
markii
hore
weel
gooni ah
wax lagu
siin
jiray
isla
markaana
dhar
gooni ah
loo xeri
jiray
marka
aanan
cayaar
jirin oo
ay
joogaan
xarunta
kooxda
isagoo
qiray in
waayo
adag oo
jinsi
faquuq
kubadda
cagta
Spain ay
soo
martay.