Waxaan
rabaa
inaan
umadda
Soomaaliyeed
guud
ahaan
iyo gaar
ahaan
bahda
Isboortiga
gudaha
iyo
dibadaba
meel
kasta oo
ay
joogaan
inaan u
soo
bandhigo
qaabka
loo
maamulay
aqoon is
waydaarsiga
habaynta
Isboortiga
iyo
siyaasada
dalka
Soomaaliya
oo
maanta
oo
Arbaco
ah
bishuna
tahay
03, 2010
ka
furmay
dalka
Jabuuti
magaalo
madaxdiisa
Jabuuti
oo ayna
si
wadajir
u soo
agaasimeen
Wasaaradda
Dhallinyarada
iyo
Isboortiga
iyadoo
ay
maalgelisay
Hay`adda
Qaramada
Midoobay
dhinaca
siyaasada
ee UNPOS
ee
fadhigeedu
yahay
magaalada
Nairobi
ee dalka
Kenya.
Aqoon
isweydaarsigan
oo ay ka
qeybgalayaan
sida
lagu
shaaciyay
website
yada
Soomaaliya
Mas`uuliyiinta
Wasaaradda
Dhallinyarada
Isboortiga,
Guddiga
Olambikada
Soomaaliyeed,Qabiiro
Isboorti
iyo
xubno ka
socda
Xildhibaanada
DFKMG,Xafiiska
dowladda
Madaxweynaha
iyo kan
Ra`iisul
wasaaraha
iyo
wakiilka
UNPOS
ee
dhinaca
arimaha
bulshada.

Waxaan
looga
hadlayaa
sida ay
shaaciyeen
qodobada
hoosta
ku
qoran:
Taariikhda
Isboortiga
Soomaaliya
Doorka
Isboortiga
ee dib u
dhiska
Nabadda.
Waxayna
sheegeen
inay la
isku
dhaafsan
doono
fekrido
la
xiriira
sidii
loo heli
lahaa
siyaasadda
saldhigata
ee ku
aadaan
isboortiga
Soomaliya.,
waxaana
ka
hadlay
shirkaas
agaasimaha
Qorshaynta
Wasaarada
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
Saacid
Mohamed
Baariyoow
iyo ku
simaha
Wasiirka
Wasaarada
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
dalka
Soomaaliya
Khadiijo
Mohamed
Diriiye,
Gudoomiyaha
GOS Aden
Xaaji
Yabarow
‘’Wiish’’
iyo
Wakiilka
UNPOS ee
arimaha
Bulshada
Soomaaliya
Albert
Charles
French.
Hasayeeshee
waxaan
rabaa
inaan
ummadda
Soomaaliyeed
faahfaahin
ka siiyo
qaabka
shirka
markii
hore
loogu
talagalay
iyo
qaabka
hada
lagu
wado
inay
yihiin
labo
arimood
oo aad
isaga
soo
horjeedo
oo
runtii u
baahan
in dadka
shacabka
ah ee
Soomaaliyeed
loo soo
bandhigo
si ay u
ogadaan
musuqmaasuqa
iyo
fadeexadatan.

Ugu
horeyntiina
waxaa
shirkan
abaabulkiisa
iyo
fikirkiisa
lahaa in
lagu
qabto
dalka
Jabuuti
maanta
Allaha
caafiyee
Halyeey
Saleebaan
Colaad
Rooble
oo ahaa
Wasiirkii
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
dalka
Soomaaliya,
isagoo
qabanqaabo
weyn ugu
jirey
sidii
bahwayntii
Isboortiga
Soomaaliyeed
meel
kasta la
isaga
keeno
islamarkaana
ay uga
wada
hadlaan
sidii
Isboortiga
dalka
Soomaaliya
loogu
helaa
qaab ka
duwan
qaabka
hada
lagu
maamulo
iyadoo
ay ka
wada
hadlayaan
dadkii
aqoonta
Isboorti
ee dalka
Soomaaliya
u lahaa
noocyadiisa
kale
duwan
hadii ay
ahaan
lahaayeen
dadkii
ka soo
shaqayn
jirey
Wasaarada
Isboortiga
iyo
dhalinyarada,
ciyaartooydii
hore ,
macalimiintii,
garsoorayaashii,
qorayaashii
isboortiga
rag iyo
dumar
iyadoo
ka kale
iman
lahaa
dalka
gudihiisa
iyo
dibadiisa,
kuwaasoo
liiskooda
iyo
warqadii
talo
bixinta
ugu
horeysay
ee looga
codsanaayay
inay la
socdaan
qaban
qaabada
shirkaan
loogu
kale
direy in
ka badan
65 ruux
oo kale
jooga
dunida
dacaladeeda,
halka
dalka
Soomaaliyana
lagu
waday in
la isaga
keeno
dhamaan
dadkii
Isboortiga
aqoonta
u lahaa
ee jooga
iyo
kooxaha
dhawaan
dib
boorka
ugu
jaftey
wasaarada
Isboortiga
iyo
dhalinyarada
maamuladooda
iyo
dhamaan
ciyaartooydii
hore eek
u sugan
magaalada
Muqdisho
ee
Wasiirka
u samayn
jirey
xafiiska
si
dhamaan
dadkaas
oo dhan
iskugu
helaan
meel ka
baxsan
magaalada
Muqdisho
ay
iskugu
wada
imaan
karaan
si ay u
turxaan
bixiyaan
qaabka
loo sixi
karo
maamulka
iyo
hogaanka
Isboortiga
dalka,
shirkaas
oo loogu
magacdarey
‘’shirka
Aqoon
iswaydaarsiga
habaynta
siyaasada
Isboortiga
dalka
Soomaaliya’’.

Mudane
Saleebaan
Colaad
Rooble
wasiirkii
Isboortiga
iyo
dhalinyarada
dalka
Soomaaliya
ayaa ka
codsaday
in
xafiiska
UNPOS
inay ka
caawiyaan
xaga
socdaalka
iyo
martigalinta
dadka
shirka
imaanaya
islamarkaana
ay gacan
ka
siiyaan
inta uu
socda
kuwaasoo
ka
aqbalay
kuna
xirey
inuu u
soo
gudbiyo
codsi ku
saabsan
barnaamijkaas,
hay’ada
waxay
soo
ogolaatey
arinkaan
maalmo
ka hor
inta
uusan ku
dhaawacmin
qaraxii
foosha
xumaa ee
ka
dhacay
Hotel
Shaamoow
ee
magaalada
Muqdisho,
iyadoo
la isku
afgartey
in
ergada
ka
imaanaysa
dibadaha
la dhimo
loona
badiyo
kuwa ka
imaanaya
dalka
gudihiisa,
arinkaasna
wasiirka
waa u
aqbalay
kadibna
waxaa u
noogu
sheegay
in
shirka
la qaban
doono
dadkana
xoogaa
la dhimi
doono
laakinse
qubarada
ka
imaanaysa
dibadaha
hadii ay
is
dabari
karaana
ay isla
eegi
doonaa
laakinse
miisaan
ku
samayn
doono
sida ugu
wanaagsan
ee
arinkaan
lagu
qaban
karo si
ay uga
soo
baxaan
natiijooyin
muhiim
ah oo
anfaca
dadka
iyo
dalka
Soomaaliya.
Shirka
dadkii
lagu
martiqaaday
iyo
warqadii
loo
direy
iyo
sidii ay
u
qornayd
ayaan
qoraalkaan
soo
raacsiinayaa
waxaan
idinka
codsanayaa
inaad si
wanaagsan
u
aqrisaan
islamarkaana
dadka ku
qoran
meesha
raadisaan
waydiisaana
inay
heleen
warqadaan
iyo in
kale ama
ay la
socdeen
qorshaha
wasiirka
uu waday
inta
aysan la
soo
gudboonaanin
arinkaan
qadarta
ah, si
aad uga
bogataan
waxaan
sheegaayo
inay
xaqiiq
tahay
iyo inay
tahay
waxaan
abuurayo,
waayo ma
doonaya
inaan
dadka u
sheego
waxaan
jirin.

Maxaa
dhacay
markii
wasiirkii
dhaawacmay?
Qaabkeese
loo
maareeyay
shirkii
?
Markii
Wasiirkii
hore
dhaawacmay
waxaa
xilkiisii
si ku
meel
gaar ah
Wasaarada
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
lagu
wareejiyay
Wasiirada
Haweenka
Khadiijo
Mohamed
Diiriye
si ay
howlihii
u waday
Saleebaan
horey
ugu sii
wado
ayaa
lagu
dhiibay
xilkan,
madaama
wasaarada
Isboortiga
iyo
dhalinyarada
ay ahayd
wasaarada
shaqo
badan
iyo
howlo
badan uu
ka waday
tan iyo
markii
xilkaan
loo
dhiibay,
nasiib
xumo
shaqadii
ka
socotey
wasaarada
iyo
xiriirka
kooxihii
hore uu
u
dhisay,dadkii
la
shaqaynayay
iyo
ciyaartooydii
hore
kuli
cagta
ayaa
madaxa
laga
saarey,
islamarkaana
waxaa
toos
loola
xirtey
kooxdii
20-ka
sanadood
afduubka
iyo
isbaarada
shaqsiga
ah ku
haystay
maamulka
isboortiga
dalka,
kuwasoo
lacago
iyo
musuqmaasuq
baahansan
ku haya
horumarkii
uu gaari
lahaa
isboortiga
iyo
dhalinyarada
Soomaaliyeed
ee u
baahnaa
in wax
badan
loo
qabto.
Shirkaan
waxaa ka
qayb
galaya
kooxda
GOS oo
isaga
yimid
magaalada
Muqdisho
iyo
dibadaba
halka
aanba
qof laga
casumin
dadkii
loo
qorsheeyay
inay ka
soo qayb
galaan
ee
liiska
ku
qornaa,
halka
UNPOS
lacago
ka badan
50.000
Doolar
ay ku
bxiyeen
qabashada
shirkaan
soconaya
labada
maalmood,
marka
soo
nasiib
xumo aad
u weyn
iyo
musuqmaasuq
ma ahan
madaama
meeshaba
dadka
iskugu
tagay ay
yihiin
kuwii la
rabay in
umadda
laga
qabto
islamarkaana
Isboortiga
siyaasadiisa
wax
badan
looga
badalo
fadhigaan.

Waxaan
is
waydiiyay
sababta
iyo waxa
ka galay
Xildhibaano,
Masulliyiin
Qaran,
Shaqaalaha
xafiiska
Raisal
Wasaaraha
iyo Kan
Madaxwaynaha
shirkaan
looga
hadlayo
sidii
dib u
habayn
loogu
samayn
lahaa
Siyaasada
Isboortiga
dalka.
Waa
nasiib
xumo
inay
arinka
iyo
howshii
u
juhdiga
iyo
dadaalka
badan u
waday
Allaha
caafiyee
inay
noqotey
mid ku
dhamaato
musuqmaasuq
iyo
fadeexad
lacago
lagu
dhunsanaayo
sida iga
muuqato
waxa
meesha
ka
socda,
marka
soow ma
oran
karno
madaama
ninkii
qiimaha
badnaa
ee
wadaniga
ah ee
diiday
inuu
noqdo
laaluush
qaato la
qaybsada
kooxda
NGO/GOS
ee ku
qaraabta
inay
Isboortiga
Soomaaliya
maamulaan
wixii uu
u ku soo
dhimanaayay
ku
dhamaata
inay
afduubaan
kooxdii
la rabay
in iyaga
farahooda
laga
bixiyo
maamulka
ku
dhisan
musuqmaasuqa
maanta
Wasiirkii
hore
mudane
Saleebaan
Colaad
Rooble
oo
dhaawac
ahna
noqdo
‘’Nin
dhintey
Kabihiisa
ka
roon’’
maahmaahdii
Soomaalida
ay dadka
waxtarka
marka ay
dhintaan
xoolahooda
ku dhici
jireen.
Waxaan
cambaaraynayaa
Dowlada
ku meel
gaarka
ah sida
ku
simaha
Wasiirka
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
dalka
Soomaaliya
iyo
Agaasimaha
Qorshaynta
Wasaarada
,
kuwasoo
si aan
Soomaalinimo
ahayn oo
Isboorti
ahayn u
maamulay
fikirkii
iyo
qorshii
Wasiirkii
hore
Saleebaan
Colaad
Rooble
islamarkaana
howlihii
ay ka
waday
dalka
cagta
madaxa
ka
saarey
oo
dayacay
kooxihii
hore iyo
nidaamkii
ay ku
socotey
shaqada
islamarkaana
heshiis
kula
galay
GOS iyo
Xiriirada
beenta
ah ee
hoos
yimaada
inay dib
ugu
celiyaan
NGO-gii
iyo
Isbaaradii
lagu
maamulayay
Isboortiga
dalka
Soomaaliya,
waxaana
u
sheegaynaa
inaan
laga
yeelaynin
maaweelada
ka
socoto
dalka
Jabuuti.

Agaasimaha
Wasaarada
Isboortiga
iyo
Dhalinyarada
Saacid
Mohamed
Baariyoow
oo la
su’aalay
sababta
keentey
in
shirka
waji
kale loo
weeciyo
ayuu ilo
xog
ogaal ah
oo
shirka
markii
hore
sidii uu
socday
ogaa oo
waydiiyay
qaabkan
cusub
ayaa ugu
jawaabay
inay
Wasiirada
cusub
arinkaan
sidaasi
u
maamushay
islamarkaana
uusan
wax
awood ah
lahayn
laakinse
sida ay
noo
sheegeen
GOS
labadaba
heshiis
ayay
isla
gaareen
markii
Saleebaan
meesha
ka
baxay,
waayo
markii
hore
Saleebaan
waxa u
wado ma
aysan ku
faraxsanayn.
Dowlada
ku meel
gaarka
sida
Madaxwaynaha
Soomaaliya
Madaxwayne
Sheikh
Shariif
Sheikh
Ahmed,
Raisal
Wasaraaha
Xukumada
Dr Cumar
Cabdi
rashiid
Cali
Sharmaake
iyo
Dhamaan
Gudoonka
Baarlamaanka
iyo
Xildhibaanada
Soomaaliyeed
ugu
baqayaa
inay
baaris
ku
sameeyaan
qaabka
loo
agaasimay
Shirka
shirqoolka
Isboortiga
dalka
Soomaaliya
ee ka
socda
dalka
Jabuuti,
islamarkaana
wax la
iska
waydiiyo
sababaha
loo
curyaamiyay
howlihii
u qabtey
Wasiirkii
hore
Mudane
Saleebaan
Colaad
Rooble,
hadii
kale
musuqmaasuqa
iyo
curyaaminta
howlaha
bulshada
oo loogu
shaqaysanayo
waxay
noqon
doonaan
kuwo
dadka
Soomaaliyeed
idin
kula
xisaabtami
doonaan.
Lacagta
ku
baxayso
ee ka
badan
50.000
Doolar
maxaa u
diiday
in lagu
xoojiyo
kooxaha
Wasaarada
dib
boorka
ugu
jaftey
iyo in
tartamo
loogu
qabto?
Maxaa
badalay
qorshihii
Jaalle
Saleebaan
Colaad?
Maxaa u
diiday
in
ciyaartooydii
hore ee
Xamar
joogta u
diiday
in laga
soo qayb
galiyo
shirkaan?
Maxaa
Xamar
loogu
qabanayay
madaama
dadka ka
qayb
galaya
marka
laga
reebo 5
qof ay
kuligood
Muqdisho
ka
yimaadeen/
Maxaase
gurbaanka
loogu
garaacanayaa
Dalka
Jabuuti
hadiise
wax
meesha
ku hoos
qarsanayn?
Arimahaan
oo dhan
ayaa u
baahan
in dadka
Soomaaliyeed
laga
shaafiyo?
Hadii
Dowlada
Soomaaliya
wax ka
qaban
wayso
arinkaan
oo ay
dhagaha
ka
fureystaan
waxaan
umadda
Soomaaliyeed
ugu
baqayaa
in
kalsoonida
ay kale
laabtaan,
kuna
sifeeyaan
NGO
doonaysa
inay
dhaqaalo
ka
sameeyaan
dhibaatada
ka
taagan
dalka,
hadii ay
wax
qabanayaan
arinkaan
wax ha
ka
qabtaan
wa
Mudane
Saleebaan
Colaad
Rooble
run
ahaantii
waxaa u
ahaa
geesi
daacad
ah oo
wadani
ah
islamarkaana
ka
diiday
GOS inuu
la
walaaqdo
howlaha
ka
ganacsiga
Isboortiga
ay
faraha
kula
jiraan,
wax
qabadkiisii
dadka
Soomaaliyeed
dhamaan
way ka
wada
dharagsan
yihiin
taariikhdana
way xusi
doontaa.
W/D:
Yusuf
Mohamed
Abdi
Yusuf
Sports
Editor
of
SSPAMEDIA
mrsomalia@hotmail.com
London