Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Nani iyo Rooney oo cashar culus siiyay Arsenal hoosna u dhigay rajadii ay qabeen.

01.02.2010, deeyoo.com.

Kooxda weyn ee Manchester Utd ayaa cashar lama hilmaamaan ah u dhigtay kooxda Arsenal, ciyaar ka dhacday garoonka Emerates oo ah hoyga kooxda laga badiyay.

Ciyaartan oo la filayay in ay noqoto mid adag ayaa waxa iska diiday laacibiinta Manchester oo ay hor kacayeen Nani oo noqday xiddigii garoonka iyo Weyn Rooney oo saaxib la noqday shabaqa horyaalkan hadda socda oo uu hogaanka ugu hayo 19 gool, markii ay kala dhaliyeen labadii gool ee ugu horeysay ciyaarta, halka Park uu dhaliyay goolka 3aad oo halbowlaha gooyay taageerayaashii Arsenal.

Ciyaartan oo gabagabdii ku dhamaatay 3 gool iyo 1 waxa ay Manchester u sahashay in ay aad ugu soo dhawaadaan Chelsea oo sabdigii kasoo adkaatay Burnley, farqiga xagga dhibcaha ee labadan kooxood ayaa hadda ah hal dhibic kaliya, laakiin waxaa ciyaar u dhimantahay Chelsea.

 

Arsenal oo rajo ka qabtay in ay kusoo dhawaadaan Chelsea ayaa dhulka lala galay oo waxaa hadda laga horeeyaa 5 dhibcood iyo weliba hal ciyaar oo ay dheeryihiin. Dhamaadkii ciyaarta ayaa la arkayay tababare Wenger oo aad uga niyad jabay natiijadii ciyaarta oo waxa ay soo xasuusisay guuldaradii tan ka horeysay oo ay isla garoonkan uga badiyeen kooxda Chelsea 3 gool iyo waxba.

Liverpool ayaa kusoo laabatay wadadii guusha markii ay Bolton uga badiyeen 2 gool iyo waxba, waxa y guushan u sahashay in ay kusoo dhawaadaan kooxda ku jirta kaalinta 4aad ee Tottenham oo hadda ka horeysa hal dhibic kaliya.

Kooxaha ayaa hadda u kala horeeya sidan hoose.

Chelsea 54 dhibcood, 23 kulan.

Manchester utd 53 dhibcood, 24 kulan

Arsenal 49 dhibcood, 24 kulan.

Tottenham 42 dhibcood, 24 kulan.

Liverpool 41 dhibcood, 24 kulan.

Manchester City 41 dhibcood, 22 kulan.

Hoos ka fiirso qaar kamid ah kulamadii ugu muhiimsanaa.

Burnley vs Chelsea

Liverpool vs Bolton.


 

Manchester City vs Portsmouth.

 


 

Waxaa diyaariyay.

Mohamed A O (Deeq)

deeyoo_admin@hotmail.com

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com