Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Manchester united oo ku dur durisay Wigan,Arsenal oo Portsmouth aayar dhibcihii kaga qaadatay,Chelsea oo nasiib kaga badisay Fulham, Liverpool oo Torres badbaadiyeyMan Utd 5 Wigan 0

31.12.09, deeyoo.com.

Manchester united oo caawa soo bandhigtay ciyaar wanagsan oo raali galisay taageerayaashii dawanayey,waxaana caawa aad uga dhex muuqday ciyaaryahanka wayn ee Wayne rooney oo lagu naanayso White pelle, waxayna kaga badiyeen naadiga wigan 5 gool iyo 0 , waxaana goolasha u saxeexay, Wayne Rooney, Michael Carrick, Rafael, Berbatov,waxayna manchester united ku jirtaa kaalinta labad oo chelsea ka horayso 2 dhibcood oo kali ah,


Dhinaca kale waxa ciyaaray Arsenal iyo Portsmouth, xalkaas ooy arsenal oo looga bartay ciyaar wanagsan iyo xirfad farsamaysan ay aayar uga dhibco tirsatay kagana badisay 4 iyo 1 Portsmouth,  kooxdan ay ka badisay oo noqotay caawa kooxda igu hoosaysa horiyaalka, waxaana goolasha u saxeexay Arsenal  Eduardo, before Nasri, Ramsey, and Song,

 

Chelsea ayaa igadna waxay ka badisay Kooxda Fulham ee ay ku yihiin reer  london  ciyaartaas oo ahayd mid aad u adag Fulham ayaa goolka ku horaysay waxana u saxeexay,Martin Cole,ka dib waxaa bar bareeyey chelsea qaybtii danbe waxana u saxeexay Drogba, goolka labaadna iyagaa iska dhashay Fulham own goal, chelsea ayaa xalkaas nasiib kaga badisay  2 iyo 1,

 
Torres hits 50 to sink Villa
 Fernado Torres

 
Liverpool oo waayadanba ka soo kaban la ayd khasaarooyin badan oo soo gaadhay ayaa waxay wada ciyaareen kooxda kaalmaha ugu horeeye ee 4 ku haysta ee Aston vila, laba kooxoodba waxay so bandhigeen ciyaar wanaag laakiin ay ka fursado badnaayeen Aston vila, ayaa daqiiqadii igu danbaysa markay ahay 91 uu dhashay goolkii badista laacibka reer isbayn ee Fernado Torres, xalkaas oo ay aad u farxeen reer liverpool, Sidoo kale laacibka reer liverpool ee Glen Johnson ayuu dhaawac wayn soo gaadhay xalka jilibka qabta danbaynu ku soo qadan doona siduu xaalkiisu yaha,

Xalkan waxaan ku soo qadanaynaa siday u kala horeeyaan kooxuhu iyo kaalamahay ku kala jiraan,
 
1 Chelsea 20 14 3 3 45 - 16 45
2 Manchester U. 20 14 1 5 45 - 18 43
3 Arsenal 19 13 2 4 51 - 21 41
4 Tottenham 20 11 4 5 42 - 22 37
5 Manchester City 19 9 8 2 38 - 27 35
6 Aston Villa 20 10 5 5 29 - 18 35
7 Liverpool 20 10 3 7 37 - 25 33
8 Birmingham 20 9 5 6 20 - 18 32
9 Fulham 19 7 6 6 24 - 19 27
10 Sunderland 20 6 5 9 28 - 31 23
11 Everton 19 5 7 7 26 - 32 22
12 Stoke 19 5 6 8 15 - 23 21
13 Blackburn 20 5 6 9 20 - 35 21
14 Burnley 20 5 5 10 22 - 40 20
15 Wolverhampton 20 5 4 11 17 - 36 19
16 Wigan 19 5 4 10 21 - 44 19
17 West Ham 20 4 6 10 28 - 37 18
18 Bolton 18 4 6 8 26 - 36 18
19 Hull City 20 4 6 10 20 - 42 18
20 Portsmouth 20 4 2 14 18 - 32 14

 

 

 

by    Muxiyadiin ibraahim qawrax
        qawrax934@hotmail.com

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com