Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Maxaa kala haysta Talyaaniga iyo Ingiriiska iyo kooxahooda hogaanka haya

19.12.09, deeyoo.com.

Waxaa la sameeyay isku aadka horyaalada yurub ee Champions League, kadib markii ay wareegii hore kasoo bexeen kooxo gaaraya ilaa 16 koox.

Kooxahan ayaa min 3 koox waxa ay kasoo bexeen dalalka ugu miisaanka culus qaaradda, sida Spain, Ingriiska iyo Talyaaniga, halka ay Jarmalka iyo fransiisku leeyihiin min 2 koox, ugu danbeyn waxa min hal koox kuleh dalalka Ruushka, Portaqiiska iyo Giriiga.

Sidi dhacday sandkii hore oo kale waxaa hadana xabadka la isku galiyay Ingiriiska iyo Talyaaniga, markii la isku dhuftay labada kooxoos ee dal walba hogaanka u haysa, sida Inter oo la ciyaari doonta Chelsea iyo Milan oo la ciyaari doonta Manchester Utd.

Waxaa aad wax looga qoray Mourinho oo kusoo noqonaya garoonka Stamford Bridge oo xillii aan saa u fogeyn ka ahaa halyeey, balse hadda imaanaya isaga oo wata koox kale, sidoo kale tababaraha Chelsea Ancelotti ayaa isna markiisii ugu horeysay ka hor imaanaya koox Talyaani ah.

Kooxaha Spain ayaa waxoogaa ka nasiib badan labadan wadan, Real madrid ayaa la ciyaareysa Lyon oo France ah, sidoo kale Barcelona ayaa ciyaar sahlan la geli doonta kooxda Jarmalka ah ee Stuttgart. Arsenalnawaxa ay la kulmeysa Porto.

Isku aadka aa dhameystiran

Milan vs Manchester Utd.

Inter vs Chelsea.

Bayern Munich vs Fiorentina.

Lyon vs Real Madrid.

Stuttgart vs Barcelona.

Porto vs Arsenal.

CSKA Moscow vs Sevilla.

Olympiakos vs Bordeoux.

Kulamada hore ayaa la ciyaarayaa 16ka iyo 17ka Febraayo sanadka nasoo haya ee 2010, halaka kulanka labaad la ciyaari doono 9ka iyo 10ka bisha 3aad ee Marso 2010.

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com