Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Barcelona oo soo gaartay finaalaha koobka kooxaha aduunka, Pedro cayaaryahan taariikhda galay!!

Pedro

17.12.09, deeyoo.com.

Kooxda heysata horyaalka kooxaha Yurub iyo kan Spain Barcelona ayaa rajo wanaagsan ka qabto iney xili cayaareedkan ku guuleysato koobkeeda 6aad markii ay 3-1 ku dhufteen kooxda Atlante oo ka dhisan dalka Mexico kulan ka tirsan koobka kooxaha aduunka oo ay hada finaalaha joogaan.

Cayaaryahan Guillermo Rojas ayaa gool uga naxsadey xidigihii Barcelona hase yeeshee hase yeeshee goolal ay kala dhaliyeen Sergio Busquets, Lionel Messi iyo Pedro ayaa Barcelona u suura gelisay iney 3-1 ku badiyaan sidaasna kusoo gaaraan finaalaha oo ay la balan sanyihiin kooxda Estudiantes oo ka dhisan dalka Argentina heysatana koobka kooxaha Latin America.

Laakiin kulankaan waxaa aad loogu xusuusan doonaa goolkii cayaaryahan Bedro Rodriguez oo taariikhda baal ka galay  markii uu noqday cayaaryahankii ugu horeeyey ee gool kawada dhaliya 6 tartan hal sano gudihiis.

Bedro oo 22 jir ah wuxuu kulankaan ka hor ugu yaraan min hal gool ka dhaliyey Champions League, horyaalka dalka Spain, Koobka koobabka Spain, Super koobaha Spain iyo Super koobaha Yurub iyadoo Barcelona dhamaan koobabkaas faraha ku dhigtay wuxuuna noqonayaa kii lixaad hadii ay ka badiyaan kooxda Estudiantes.

 

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com