Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Kooxaha waa weyn ee Talyaaniga oo kulamadii todobaadkan aan badin, Mourinho oo mar kale halis ugu jiro in la ganaaxo

13.12.09, deeyoo.com.

Kooxaha waa weyn ee dalka Talyaaniga ayaa kulamadii todobaadkan ku guuldareystay iney badiyaan iyadoo xalay Juventus laga badiyey ayaa hadana kulamadii maanta kooxaha reer Milano ee AC Milan iyo Inter midkoodna badin.

Inter waxey bareejo 1-1 la gashay kooxda Atalanta halka AC Milan guroggoda ay 2-0 kaga badisay kooxdaPalermo.

Inter oo gool ku hormartay markii ay cayaarta socotay rubi saac uuna u dhaliyey Milito ayaa waxaa 10 daqiiqo ka hor dhamaadkii cayaarta bareejeeyey Tiribocchi.

Inter waxey ku cayaareysay 10 25kii daqiiqo ee ugu dambeysay markii guduud laga siiyey cayaaryahan Sneijder iyadoo macalinka kooxda oo banaanka ka fiirsanayey maadaama uu ganaaxnaa uu mar kale halis ugu jiro in ganaax kale la dul dhigo markii uu kala tuuray isla markaana aflagaadeeyey saxafi u shaqeynayey jariidada Corriere dello Sports cayaarta ka dib.

Arintan ayey aad uga qeyliyeen suxufiyiinta Talyaaniga oo aan xiriir wanaagsan la laheyn tababaraha Inter Jose Mourinho.

Milan ayaa heshay fursad ay ugu sii dhowaan kartey Inter markii ay usoo martisey kooxda Palermo oo hadii ay ka badin lahaayeen 2 dhibcood oo keliya usoo jirsan lahaa laakiin bedelkeeda guul daro lama filaan ah dhabarka loo saariyey.

Cayaaryahanada kala ah Miccoli iyo Bresciano ayaa Palermo labada gool u kala dhaliyey qeybtii dambe ee cayaarta niyad jabna diray taageerayaashii Milan ee soo camiray garoonka oo ahaa 40.000.

Natiijada kulamadii maanta:

Atalanta - Inter 1-1
Catania - Livorno 0-1
Chievo - Fiorentina 2-1
Lazio - Genoa 1-0
Milan - Palermo 0-2
Parma - Bologna 2-1
Siena - Udinese 2-1
Sampdoria - Roma 0-0

Kala horeynta kooxaha:

  1 Inter 16 11 3 2 35 14 21 36
  2 AC Milan 16 9 4 3 23 17 6 31
  3 Juventus 16 9 3 4 29 19 10 30
  4 Parma 16 8 4 4 22 20 2 28
  5 Roma 16 7 4 5 25 22 3 25
  6 Sampdoria 16 7 4 5 20 22 -2 25
  7 Genoa 16 7 3 6 28 27 1 24
  8 Chievo 16 7 3 6 20 17 3 24
  9 SSC Napoli 16 6 6 4 24 24 0 24
  10 Bari 16 6 6 4 19 15 4 24
  11 Fiorentina 16 7 3 6 18 15 3 24
  12 Palermo 16 6 5 5 21 20 1 23
  13 Cagliari 16 7 2 7 25 21 4 23
  14 Udinese 16 5 3 8 19 21 -2 18
  15 Lazio 16 3 7 6 10 15 -5 16
  16 Bologna 16 4 4 8 17 24 -7 16
  17 Livorno 16 4 3 9 7 18 -11 15
  18 Atalanta 16 3 4 9 15 25 -10 13
  19 Siena 16 3 3 10 17 27 -10 12
  20 Catania 16 1 6 9 14 25 -11 9

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com