|
Barcelona iyo Real oo isdaba socda iyo
natiijada kulamadii todobaadkan ee horyaalka Spain

Zlatan iyo kabtankiisa Puyol
13.12.09, deeyoo.com.
Kooxaha waa weyn ee dalka Spain Barcelona iyo
Real Madrid ayaa weli is daba socda markii ay 1-0 iyo 3-2 sida
ay u kala horeeyaan uga kala badiyeen kooxaha Espanyol iyo
Valencia.
Xidiga reer Swedan Zlatan Ibrahimovic ayaa
goolka guusha oo rigoore ahaa u dhaliyey Barcelona una suura
geliyey iney tiigsadaan iskoor hore kooxda ugu yaalay oo ahaa 15
kulan oo isku xiga horyaalka Spain oo aan marna laga badin
iyagoo sidaan oo kale sameeyey horyaalkii 1984-85.
Kulankii xiisaha lahaa ee ka dhacay garoonka
Mestalla ayaa qeybtii hore lagu kala nastay goolal la`aan hase
yeeshee qeybtii 2aad ayey labada koox laba kacleeyeen iyadoo uu
cayaaryahan Higuain labo gool oo is xiga u dhaliyey kooxdiisa R.
Madrid halka David Villa iyo Joaquin ay u jawaabeen labo goolna
u kala dhaliyeen Valencia.
Laakiin 8 daqiiqo ka hor dhamaadkii cayaarta
ayuu cayaaryahan Ezequiel Garay madax ku dhaliyey goolkii 3aad
ee R. Madrid taasoo ugu cdambeyntiina ay xidigaha Valencia ka
jawaabi waayeen sidaasna ay guusha ku raacday R.Madird oo 5
dhibcood ka hooseysa kooxda hogaanka keliga ku ah ee Barcelona
inkastoo Real ay hal kulan ka yar cayaartay.
Xidiga difaaca Real Pepe ayaa garoonka bareele
looga qaaday dhaawac soo gaaray dartiis waxeyna kooxda shaacisay
inuu maalmaha soo socda qaliin geli doono isagoo garoomada ka
maqnaan doono mudo 6 bil ah waana waqtiga ka haray bilowga
koobka aduunka isagoo halis ugu jiro inuu dhaawacan dartiis ka
baaqdo koobka aduunka.
Kooxda Sevilla ayaa 3aad kasoo ciriirsatey
Valencia markii ay gool iyo waxba uga badisay kooxda Sporting
waxaana goolka guusha u dhaliyey Kanoute daqiiqadii 9aad ee
bilowgii cayaarta.
Kulamadii Todobaadkan:
| 12.12.09
|
| Zaragoza
|
Athletic Bilbao |
1 - 2 |
| Barcelona
|
Espanyol
|
1 - 0 |
| Valencia
|
Real Madrid |
2 - 3 |
| 13.12.09
|
| Almeria
|
Deportivo La Coruna
|
1 - 1 |
| Getafe
|
Tenerife
|
2 - 1 |
| Osasuna
|
Mallorca
|
0 - 1 |
| Racing de Santander
|
Xerez
|
3 - 2 |
| Valladolid
|
Malaga
|
1 - 1 |
| Atletico Madrid |
Villarreal
|
1 - 2 |
| Sporting de Gijón
|
Sevilla
|
0 - 1 |
Kala horeynta kooxaha:
| 1 |
Barcelona |
15 |
12 |
3 |
0 |
36 |
9 |
27 |
39 |
| 2 |
Real Madrid |
14 |
11 |
1 |
2 |
34 |
13 |
21 |
34 |
| 3 |
Sevilla |
14 |
9 |
3 |
2 |
25 |
11 |
14 |
30 |
| 4 |
Valencia |
14 |
8 |
4 |
2 |
27 |
16 |
11 |
28 |
| 5 |
Mallorca |
14 |
8 |
3 |
3 |
27 |
16 |
11 |
27 |
| 6 |
Deportivo La Coruna |
14 |
8 |
2 |
4 |
19 |
16 |
3 |
26 |
| 7 |
Athletic Bilbao |
14 |
7 |
2 |
5 |
19 |
18 |
1 |
23 |
| 8 |
Getafe |
14 |
7 |
0 |
7 |
23 |
21 |
2 |
21 |
| 9 |
Sporting de Gijón |
14 |
5 |
5 |
4 |
14 |
13 |
1 |
20 |
| 10 |
Villarreal |
14 |
5 |
3 |
6 |
22 |
19 |
3 |
18 |
| 11 |
Osasuna |
14 |
4 |
4 |
6 |
14 |
17 |
-3 |
16 |
| 12 |
Tenerife |
14 |
4 |
2 |
8 |
14 |
27 |
-13 |
14 |
| 13 |
Atletico Madrid |
14 |
3 |
4 |
7 |
20 |
26 |
-6 |
13 |
| 14 |
Racing de Santander |
14 |
3 |
4 |
7 |
17 |
23 |
-6 |
13 |
| 15 |
Almeria |
14 |
3 |
4 |
7 |
15 |
24 |
-9 |
13 |
| 16 |
Valladolid |
14 |
2 |
7 |
5 |
20 |
25 |
-5 |
13 |
| 17 |
Espanyol |
14 |
3 |
4 |
7 |
8 |
21 |
-13 |
13 |
| 18 |
Zaragoza |
14 |
3 |
3 |
8 |
17 |
29 |
-12 |
12 |
| 19 |
Malaga |
14 |
1 |
6 |
7 |
15 |
20 |
-5 |
9 |
| 20 |
Xerez |
15 |
1 |
4 |
10 |
6 |
28 |
-22 |
7 |
Asad A. Omar "afey"
deeyoo_edit@hotmail.com
|