Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

warbixin ku saabsan 32 dal ee ka qeyb galaya koobka adduunka 2010‏

05.12.09, deeyoo.com.

koobka adduunka ayaa sanadka soo aadan 2010 waxaaku dagaalamaya ilaa 32 dal kuwaasi oo doonaya mid kasta in uu qaado ama uu ku guulaysto koobkii 19-aad ee la dhigo.
heerkasto iyo awood kasto oo ay kala leeyihiin dalalkaan ayaa waxaa mid kasta uu niyadda ku haayaa in uu qaadi karo koobkan haduuba kasooo baxay wajiga hore ee isreeb reebka koobkan.
 
GROUP A: SOUTH AFRICA
dalkaan waa marti galiyaha koobkan waxaana
Tababare u ah : Carlos Alberto Parreira
laacibka: Kagisho Dikgacoi
heerka koobkan ay ka gaaren (1998, 2002)
Darajada caalamka: 86
waa markooda saddexaad oo ay ka qeyb galayaan koobkan.
Mexico
Tababare :
Javier Aguirre
Laacibka: Rafael Marquez
heerka koobkan ay ka gaaren : Quarter-final (1970, 1986)
Darajada caalamka: 15
dalkaan waa markii 14-aad oo ay ka qeyb galayaan koobka adduunka.
Uruguay
Tababare:
Oscar Tabarez
Laacibka: Diego Forlan
heerka koobkan ay ka gaaren :labo jeer ayay ku guuleysteen (1930, 1950)
Darajada caalamka: 19
France
Tababare:
Raymond Domenech
Laacibka: Franck Ribery
heerka koobkan ay ka gaaren:waxay ku guuleysteen (1998)
Darajada caalamka: 7
dalkaana usoo bixitaanka koobkan ayaa waxaa ay dhalisay muran xoogan iyadoo dalkaan ay u cayaarayaan xidigo culus hormuudka waa Ribery halka Henry.Anelka .karem Benzeme iyo Lasaa Diara ay yihiin kuwo ugu wanagsan.
GROUP B: ARGENTINA
Tababare:
Diego Maradona
Laacibka: Lionel Messi
heerka koobkan ay ka gaaren: ku guulaystayaashii (1978, 1986)
Darajada caalamka: 8
 
Nigeria
Tababare:
Shaibu Amodu
Laacibka: Yakubu Aiyegbeni
heerka koobkan ay ka gaaren: waxay gaareen wareega 2-aad (1994, 1998)
Darajada caalamka: 22
 
South Korea
Tababare:
Huh Jung-Moo
Laacibka: Park Ji-Sung
heerka koobkan ay ka gaaren: Semefinal. (2002)
Darajada caalamka: 52
dalkaan ayaa markooda 7-aad ee isku xiga u soo baxay koobka adduunka.
Greece
Tababare:
Otto Rehhagel
Laacibka: Giorgos Karagounis
heerka koobkan ay ka gaaren: guruubka (1994)
Darajada caalamka: 12
dalka Greece ayaa waxay ku guulaysteen koobka qarama Yurub 2004 iyagoo ka adkaaday dalka Portugal waxaana dalkaan si layaab leh uu ku qaaday koonka Yurun waliba Portgal oo ku cayaraysay dalkooda ayay ka qaadeen.
GROUP C: ENGLAND
Tababare:
Fabio Capello
Laacibka: Wayne Rooney
heerka koobkan ay ka gaaren: ku guulaystayaashii (1966)
Darajada caalamka: 9
wadanka ingiriiska ayaa waxaa tababare u ah Capello oo u dhashay wadanka Talyaaniga waxaana dalkaan uu heystaa xidigo wanaagsan sida David Beckham, Steven Gerrard, Frank Lampard iyo captan John Terry.
USA
Tababare:
Bob Bradley
Laacibka: Landon Donovan
heerka koobkan ay ka gaaren: kaalinta saddexaad (1930)
Darajada caalamka: 14
Algeria
Tababare:
Rabah Saadane
Laacibka: Karim Ziani
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 1-aad (1986, 1982)
Darajada caalamka: 28
dalkaan lagu naaneyso Dawacada Saxarooyinka ee Algeria ayaa waxay u tahay markooda ugu horeysay muddo 24 sanno oo aysa kasoo qeyb galin koobka adduunka.waxayna u soo mareen wado adag kadib markii cayaar isku celis ah si dirqi ay kaga adkaadeen dalkaan dalka Masar taasi oo ka dhacday dalka Suudaan kadib markii la kala saari waayay labadii cayaar oo ay bar baro noqdeen.
Slovenia
Tababare:
Matjaz Kek
Laacibka: Milivoje Novakovic
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 1-aad (2002)
Darajada caalamka: 33
GROUP D: GERMANY
Tababare:
Joachim Loew
Laacibka: Michael Ballack
heerka koobkan ay ka gaaren: saddex jeer ayay ku guuleysteen (1954, 1974, 1990)
Darajada caalamka: 6
dalka Germany waa dalka saddexaad ee ugu guulaha badan kadib Braziil iyo wadanka Talyaaniga oo ku guulaystay in ka badan inta dalkaan uu qaaday.
waxaana dalkaaan uu soo gaaray ilaa 11 jeer Seme finalka koobkan mana jiro dal intaa soo gaaray.dalkaan ayaynan ka maqnaanin koobka adduunka tan iyo 1954.
AUSTRALIA
Tababare :
Pim Verbeek
Laacibka: Tim Cahill
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 2-aad (2006)
Darajada caalamka: 21
Serbia
Tababare :
Radomir Antic
Laacibka: Nemanja Vidic
heerka koobkan ay ka gaaren: heerka afaraad iyagoo ah Yugoslavia laakin haatan loo kala qeybiyay dalal (1930, 1962, as Yugoslavia)
Darajada caalamka: 20
Ghana
Tababare:
Milovan Rajevac
Laacibka: Michael Essien
heerka koobkan ay ka gaaren: Round three (2006)
Darajada Caalamka: 37
GROUP E: NETHERLANDS
Tababare:
Bert van Marwijk
Laacibka: Mark van Bommel
heerka koobkan ay ka gaaren: kaalinta labaad ama Finalaha (1974, 1978)
Darajada Caalamka: 3
dalkaan ayaa ahaa dalkii ugu horeeeyay ee Yurub ee u soo baxa koobka adduunka 2010.dalkaana ayaa waxaa uu heystaa xidigo wanaagsan waxaana kamid ah Robin van Persie, Arjen Robben Robben van Bommel iyo Rafael van der Vaart.
Denmark
Tababare:
Morten Olsen
Laacibka: Christian Poulsen
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega sideeda (1998)
Darajada Caalamka: 26
Japan
Tababare:
Takeshi Okada
Laacibka: Shunsuke Nakamura
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 2-aad (2002)
Darajada Caalamka: 43
waa dalkii ugu horeeyay ee u soo baxa koobka adduunka 2010.
Cameroon
Tababare:
Paul Le Guen
Laacibka: Samuel Eto'o
heerka koobkan ay ka gaaren: Quarter-finals (1990)
Darajada Caalamka: 11
 
GROUP F: ITALY
Tababare:
Marcelo Lippi
Laacibka: Andrea Pirlo
heerka koobkan ay ka gaaren: ku guulaystayaashii (1934, 1938, 1982, 2006)
Darajada Caalamka: 4
dalkaan waa dalka difaacanaya koobka adduunka
Paraguay
Tababare: Gerardo Martino
Laacibka: Oscar Cardozo
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega (1986, 1998, 2002)
Darajada Caalamka: 30
NEW ZEALAND
Tababare:
Ricki Herbert
Laacibka Ryan Nelsen
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 1-aad (1982)
Darajada Caalamka: 77
SLOVAKIA
Tababare:
Vladimir Weiss
Laacibka: Marek Hamsik
heerka koobkan ay ka gaaren: waligeed kama soo qeyb galin.koobka adduunka.
Darajada Caalamka: 34
GROUP G: BRAZIL
Tababare:
Dunga
Laacibka: Kaka
heerka koobkan ay ka gaaren: ilaa shan jeer ayay ku guulaysatay (1958, 1962, 1970, 1994, 2002)
Darajada Caalamka: 2
NORTH KOREA
Tababare:
Kim-Jong Hun
Laacibka: Hong Yong-Jo
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega sideeda (1966)
Darajada Caalamka: 84
IVORY COAST
Tababare:
Vahid Halilhodic
Laacibka: Didier Drogba
heerka koobkan ay ka gaaren: wareega 1-aad ama guruubka (2006)
Darajada Caalamka: 16
PORTUGAL
Tababare:
Carlos Queiroz
Laacibka: Cristiano Ronaldo
heerka koobkan ay ka gaaren: Seme final (2006) 1966.
Darajada Caalamka: 5
dalka Portugal ayaa waxaa hormuud u ah C.Ronaldo.
GROUP H: SPAIN
Tababare:
Vicente del Bosque
Laacibka: Xavi
heerka koobkan ay ka gaaren: Seme Final.(1950)
Darajada Caalamka: 1
SWITZERLAND
Tababare:
Ottmar Hitzfeld
Laacibka: Tranquillo Barnetta
heerka koobkan ay ka gaaren: heerka Sideeda (1934, 1938, 1954)
Darajada Caalamka: 18
HONDURAS
Tababare:
Reinaldo Rueda
Laacibka: Wilson Palacios
heerka koobkan ay ka gaaren: Guruubka (1982)
Darajada Caalamka: 38
CHILE
Tababare:
Marcelo Biesla
Laacibka: Alexis Sanchez
heerka koobkan ay ka gaaren: kaalinta saddexaad (1962)
Darajada Caalamka: 17
 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
002521-5140242

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

2009  www.deeyoo.com