Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

Kooxaha ka dhisan Ingiriiska oo 500 milyan oo Pound kusoo gatay ciyaaryahano cusub (liiska laacibiinta ugu qaalisan)

Kor:Crouch, Berbatov iyo Deco, Hoos: Keane, Jo, iyo Pavljutsjenko

02.09.08, deeyoo.com

Kooxaha horyaalka Ingiriiska ayaa guud ahaan sanadkan qarasha gareeyey 500 milyan oo Pound oo ay kusoo gateen ciyaaryahano cusub taasoo ah iskoor cusub weligoodna aysan hore u isticmaalin.

Lacagta ay isticmaaleen kooxaha Ingiriiska ayaa aad ugu badan tan ay qarash gareeyeen kooxaha ka dhisan horyaalada wadamada kale ee Yurub.

Sanadkii hore ayey sidoo kale kooxaha Ingiriiska ciyaaryahano cusub kusoo iibsadeen lacago dhan 470 milyan oo Pound taasoo miraheedana ay gurteen maadaama sanadkii 2aad oo xiriir ah ay 3 koox ku yimaadeen semifinaalaha Champions League iyagoo sanadkan finaale isugu soo baxay markii Man.United oo Ingiriis ah ay finaalhii rigoorayaal kaga badisey Chelsea oo Ingiriis ah.

Liiska ciyaaryahanada ugu qaalisan ee ay kooxaha Ingiriiska sanadkan soo iibsadeen:

£32.5m - Robinho, Real Madrid to Manchester City

£30.75m - Dimitar Berbatov, Tottenham to Manchester United

£20.3m - Robbie Keane, Tottenham Hotspur to Liverpool

£18m - Jo, CSKA Moscow to Manchester City

£16.2m - Jose Bosingwa, Porto to Chelsea

£15.8m - Luka Modric, Dynamo Zagreb to Tottenham

£15m - David Bentley, Blackburn to Tottenham

£15m - Marouane Fellaini, Standard Liege tol Everton

£13.8m - Roman Pavlyuchenko, Spartak Moskva to Tottenham

£12.5m - Samir Nasri, Marseille to Arsenal

£12m - James Milner, Newcastle to Aston Villa

£11m - Peter Crouch, Liverpool to Portsmouth

£10.3m - Fabricio Coloccini, Deportivo La Coruna to Newcastle

£10m - Johan Elmander, Toulouse to Bolton

£8.5m - Vedran Corluka, Manchester City to Tottenham

£8m - Albert Riera, Espanyol to Liverpool

£8m - Deco, Barcelona to Chelsea

Sidoo kale waxaa jira in ciyaaryahan Shaun Wright-Phillips oo Chelsea ah inuu lacag aan la shaacin ugu wareegay kooxdiisii hore ee Manchester City.

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore