Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

   Maxaad kala socotaa Workshopiskii EuroSom sidii ay u dhaceen

27.07.2008, deeyoo.com

Workshop 1aad

Gudoomiyaha qabanqaabada ee Para Olimpic oo Britain e eka dhacaya Leicester 2009. Gudoomihaha wuxuu la qeybsaday dhalinta iyo sida ay Magaalada u diyaargarooweyso. Waxaa looga mahad celiyey hal konteenar oo qalab sprort ah oo loo didi doono Somaaliya.

Workshop 2aad

Boliiska magaalada ayaa la qeybsaday sharuucda wadanka iyo in shaqada Booliska ay tahay shaqo sharaf sumcad leh eh oo qof kastaa qaban karo. Waxaa halkaa ugu qosol badnaa markii wiil iyo gabar ay noqdeen askar oo nin ka mid ah Boliiskii uu jilay qof wax qarsanaya. Dhalintiina ay jileen dadkii baari lahaa 'Stop & Search.

Workshop 3aad

Drugs iyo dhibta ay u keenaan bani aadamka. Waxaa halkaas lagu daawaday cajaladuo wacyi gelin ah oo dhalinta maqal iyo ,uuqaal haanba u tusaya qatarta muqaadaraadka. Hashim Duale sarkaal u qaabilsan horumarinta Soomalida.

 

Workshop 4aad,

Hashim Duale, Mohamed Salah ,Magan Tahir

(Aim High & Stay on the Right Truck) Yool sare lahow tubtana toosan ku taagnow. Haddii aad Eebe kaashato dadaashana Ilaahey wuu ku guuleyn. Balse haddii aad ku soo koobto hankaada in si fufud wax loo helo iyadoon dadaal lala iman taasi waa mid aan dhici Karin. Ale wuxuu na faray Dadaal aan kula jiree. In lagula tartamo wanaaga lagana badiyo dadkaan naga tiradbadan oo aan u soo guurnay

 

EuroSom sanadkan ma aheyn oo kaliya cayaar balse waxay aheyd barnaamij dhan oo isugu jira wacyi gelin iyo guubaabo.

Waxaa barnaamijkan xiriiriye ka ahaa Hashim Ismail Duale oo Community Activist Leicester.



ABDIAZIZ GODAH
Leicester-England

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore