Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

   Tartankii kubadda koleyga ee EuroSom oo ay ku guuleeysatay kooxdii Cardiff iyo Ciyaartii ciyaartoydii Hore ee cuslaatay

31.07.2008, deeyoo.com

Tartankii kubadda Koleyga ee EuroSom ayaa lasoo gabagabeeyey, tartankana ayaa waxaa ciyaartii finalka aheyd isaga horyimid labada kooxod ee kakala socdey Cardiff oo Weliska ka timid iyo Toronto oo Canada ah.

Ciyaartan ayaa waxaa ay aheyd ciyaar aad u xiiso badneeyd oo ay dadbadan usoo daawasho tageen, ciyaartan ayaa inta aysan bilaaban waxaa lagu tartamay shootka sedexda dhibcood, waxaa halkaas ku qaadey  inankii ka socdey Cardiff.

Ciyaartii ayaa bilaabatay wixii qolaba mar ay hogaamiso ugu danbeeyntii ayaa waxaa kooxdii Cardiff ay ku guulaysatay 55 dhibcood halka kuwa Canadana ay keeneen 45 dhibcood. Labadan kooxood ayaa dhalinyaraddii u ciyaarayey waxaa ay ahaayeen kuwo mustaqbal kuleh ciyaarta kubadda koleyga.

Waxaa macalimiin u ahaa labada kooxood kooxdii Cardiff cabdulle xirsi cabdulle halka kooxda Canadana Axmadey maxamed Abuukar (Axmdeey B).

Tartanka kubadda koleyga ee Eurosom ayaa waxaa qabanqaabadda iska lahaa labada mas’uul ee ka tirsan xiriirka kubadda koleyga Mudan Ing.Baana oo ah gudoomiye kuxgeen Horumarinta iyo macalinka qaran kubadda koleyga Omar anyeelo.

Waxaa daawasha ciyaartan kasoo qayb galay Gudoomiye kuxigeenka GOS Duran,Gudoomiya Eurosom Maxamed Diini Farah,Garsoore Caalami aha Maxamed Farah, Prof.Musse Naasir,Muridi Zein,Tababare Bashiir Abdi Daahir, Sabriye A.Gaabow,Biini,Gudiga Fulinta Eurosom Maxamuud iyo Loolow,Laacibka weyn ee Biriq, Abdiaziz Godah Barre.

Ciyaartoydii cuslaatay oo manta soo bandhigey ciyaar wanaagsan.

Ciyaar aad iyo aad u xiiso badan  ayaa waxaa aay ka dhacday dhalinta cuslaatay ee reer Lecister iyo Lacibiinta Eurosomta cuslaatay. 

Ciyaartaa oo u dhacday si aad u khurux badan waxaa garsoore ka ahaa garsoore Mohamed Farah.Ciyaarta oo aheed mid kulul ayaa waxaay ku dhamaatay 2-3 oo aay ku guuleey satay kooxda Eurosomta cuslaay
Kabtanka  kooxda Eurosom cuslaatay oo wacdaro ka muujiyay garoonka prof Muuse Naasir oo watay nr 4.

Dadweeynihii ka soo kheebgalay ayaa ku khancay goolasha khuruxda badan eey kala dhaliyeen labada koox.
Goolashaas ayaa waxaa ku hormaray kooxda Eurosom waxaana u dhaliyay Laacibka u watay nr 10 Duraan Faarah oo dhaliyay gool aad u khurxan, dhoor dakhiiqo kadib ayaa waxaa kooxda Lecister heshay goolkii  barbar dhaca  oo asna aad u khurux badnaa goolka oo uu dhaliyay  laacibka  u watay 14 Abdiqani .Ciyaartaa ayaa ku dhamaatay 1-1 kheebtedi koowad.

Markii leey sugu soo laabtay ciyaarta kheebteda labaad oo aay heshay gool  kooxda Lecister waxaa u dhaliyay isla laacib Abdiqani.Dhoor daqiiqo kadib ayaa towbare Looloow oo watay kooxda Eurosomta cuslaatay badalay laacib Biriq oo uu ku badalay Mohamed Diini oo  u suurto gashay in uu  dhaliyo goolkii barbar dhaca kooxda Eurosomta cuslaatay.Ciyaartaa oo noqotay mid weerar iyo weerar celis ayaa waxaa aay u suurta gashay in aay dhaliyaan goolkii guusha Eurosomta cuslaatay goolkaa oo uu dhaliyay Lacibka badalka ugu soo galay Diini .Markii uu ciyaarta  dhameyay arbiitaro Mohamed Farah ayaa waxaa si farxad leh isku salaamay labada koox.

Towbare looloow oo aay farxad ka muukhatay ayaa u mahad celiyay lacibiinta Eurosomta cuslaatay kadib markii aay ugu sacba tumeen shakhada wanaagsan iyo taktiiga cusub ee uu sameeyay ee horseeday guusha kooxda Eurosomta cuslaatay.Waxaa xirfad aan looga baran ka muujiyay garoonka laacib Omar Aanyeelo oo lagu yaqiin basketka.Waxaa uuna nokhday laacibka ciyaarta.

Waxaa xusid mudan in aan xasuusanay berisamaadkii markii Garsoore M.Farah iyo Muridi Zein ay garsoorayaal ka ahaayeen ciyaartii manta

 



ABDIAZIZ GODAH
Leicester-England

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore