Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

   Dalalka Afrika u matalaya tartanka kubada cagta Olombikada oo wada badiyey, Brazil oo wacdaro dhigtay
 
Ronaldinho

11.08.2008, deeyoo.com

Dalalka kubada cagta ee qaaradeena Afrika u matalaya ciyaaraha Olombikada aduunka ayaa kulamadoodii wada badiyey isla markaana rajo wanaagsan ka leh iney usoo wada gudnaan querter finaalka.

Cameroon waxey 1-0 ku dhufteen dalka Honduras, Ivory Coast waxey 4-2 ku garaaceen dalka Serbia halka Nigeria ay 2-1 kaga adkaadeen dalka Jaban.

Dalka Cameroon iyo Ivory Coast ayaa badis iyo bareejo kusoo baxa kulamada ay maalinta Talaadada ah sida ay u kala horeeyaan ula kala yeelanayaan  dalalka Australia iyo Talyaaniga iyadoo xitaa hadii laga badiyana rajo ka leh iney soo gaaraan wareega 8da dal halka dalka Nigeria hadii ay badiyaan ay soo baxaan hadii ay bareejo ama laga badiyana ay rajadooda ku xirnaaneyso kulanka kale ee dhex mari doono Holland iyo Japan.

Dalalka Brazil, Argentina iyo Talyaaniga ayaa min 6 dhibcood urursadey labadii kulan ee ay ciyaareen soona gaaray querterfinaalka.

Ronaldinho oo inta badan lagu eedeynayey inuu aad isku dhimay qaab ciyaareedkiisa isla markaana uu cayilay ayaa kulankii ay la yeesheen dalka New Zealand ahaa xidigii garoonka dhaliyeyna laba gool taasoo qubarada ciyaaraha qaarkood ay ku tilmaameen Ronaldinho kusoo laaban karo halkii uu joogay 2 sano ka hor.

Messi oo ka mid ah ciyaaryahanda caanka ah ee ka qeyb gelaya Olombikada aduunka ayaa labadii kulan ee uu saftay muujiyey xirfadiisa ciyaaryahanimo isagoo dhaliyey mid ka m id ah  3da gool ee Argentina ka dhalisay tartankan.

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore