Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Mourinho iyo kooxdiisa cusub ee Inter oo bareejo ku bilaabay horyaalka Talyaaniga

Mourinho iyo kulankii ugu horeeye horyaalka Talyaaniga

31.08.08

Macalinka cusub ee Inter MIlan Jose Mouirinho ayaa xalay markii ugu horeysey hogaamiyey kooxdiisa kulan ka tirsan horyaalka Talyaaniga oo ay bareejo min hal gool ah ku kala bexeen kooxda Sampdoria.

Weeraryahanka reer Swedan Zlatan ayaa gool aad u qurux badan u dhaliyey Inter rubi saac ka hor dhamaadkii qeybtii dambe markii uu kubad uu ka helay saaxiibkiis Mancini intuu xabadka ku degsadey uu darbad xoogan daba mariyey boortaha Sampdoria.

Sampdoria ayaa qeybtii labaad iska soo guday goolkii lagu lahaa oo uu u dhaliyey Gennaro Delvecchio natiijadii ciyaartana ka dhigay 1-1.

Mourinho oo sanadkan lagu bedelay tababare Mancini oo 3dii sano oo lasoo dhaafay kooxda kula guuleystay horyaalka Talyaaniga ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay natiijadii kulankan maadaama sida uu yiri uu ahaa kulan aad u culus oo ay banaanka kusoo ciyaarayeen.

Tababare Mourinho oo guulo lasoo qeybsadey kooxihii uu soo tababarey ee Porto iyo Chelsea ayey taageerayaasha Inter ka sugayaan guulo uu gaarsiiyo kooxda gudaha dalka Talyaaniga iyo qaarada Yurub iyadoo waxa laga filaayo iyo natiijada kulankiisa ugu horeeyey ay cadaadis sii saari doonto kulamada soo socda.

Horyaalka Talyaaniga oo shalayto furmay waxaa sidoo kale kulan kale yeeshay kooxaha Udinese - Palermo oo ay 3-1 guusha ku raacday Udinese.

Kulamada maanta:

Milan  vs Bologna, Atalanta vs Siena, Cagliari vs Lazio, Catania vs Genoa, Chievo vs Reggina, Roma vs Napoli, Torino vs Lecceiyo Fiorentina vs Juventus oo caawa kulmi doono.

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore