Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

   Kabtan Gerrard oo Liverpool u horseeday guul iyo hogaanka horyaalka iyo natiijada kulamadii maanta

Gerrard iyo Tuncay

23.08.2008, deeyoo.com

Kabtanka Liverpool Gerrard ayaa ka fijiyey kooxdiisa una suura geliyey iney 2-1 uga badiyaan kooxda Middlesbrough lana wareegaan hogaanka horyaalka Ingiriiska.

Kooxda Middlesbrough ayaa u muuqatey iney badinayaan markii ciyaaryahanka reer Masar Mido darbo xoogan la helay shabaqa Liverpool hase yeeshee 4 daqiiqo ka hor dhamaadkii ciyaarta ayuu Jamie Carragher u dhaliyey Liverpool goolkii bareejada kana badbaadiyey in Middlesbrough ay garoonkooda kaga badiso markii ugu horeysey mudo 32 sano ah.

Kabtan Gerrard ayaa goolkii guusha u dhaliyey Liverpool xili uu garsooraha afka ku hayey firimbigii dhamaadka natiijada ciyaartana ka dhigay 2-1 oo ay Liverpool guusha ku raacday.

Arsenal ayaa guuldaradaii ugu horeysay sanadkan la kulantay markii ay kooxda Fulham kaga soo adkaatay 1-0, Tottenham oo lacago badan sanadkaan mar kale qarash gareysay ayaa guuldaro la kulantay markii ay Sunderland 1-2 kaga badisey, Sunderland waxaa goolasha u kala dhaliyey Kieran Richardson (55), iyo gooldhaliyahooda cusub Djibril Cissé (83).

Newcastle waxey 1-0 ugu badisey Bolton halka kooxda sanadkan ku cusub horyaalka Ingiriiska ee Stoke ay 3-2 ugu naxsatey kooxda Aston Villa.

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore