HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Fanaanada Caan Baxday Fartun Omar Ayaa Sanadkan 2014ka Kusoo Xirtay Muuqaal Cajiib Ah Iyo Heestii Hanad Ee Nala Daawo. Fanaanka Wadaniga Ah Aidarus Maliboy Oo Mar Kale Soo Saaray Hees Wadani Ah Ee Daawasho Wanaagsan Saaxiibayaal. Hees Af Oromo Ah Oo Ay Wada Qaadayaan Fanaanadeena Sanadka Hodan Abdirahman Iyo Mukhtar Adeero Ee Daawasho Wacan Fartun Omar New Video Song 2014
Deeyoo Music 2014
2014-12-19 21:01:32
Aidarus Maliboi Wadani Dhab Ah.
Deeyoo Music 2014
2014-12-19 17:45:37
Hees Oromo Ah Somali Qaadeyso
Deeyoo Music 2014
2014-12-19 16:49:33
Ahmed Zaki New Video Song 2014
Deeyoo Music 2014
2014-12-18 17:22:44
All Deeyoo Music Files, Heeso Iski xiga dooro fanaanka
Wax La Sugaba Hadey Soo Dhacday Jawaabta Heestii Hadaadan Tumeyn Iyo Codka Alfanaan Ahmed Zaki Daawasho Wacan..
daawasho wacan muuqaal cajiib ah iyo jawaabta heestii hadaadan tumeyn oo uu soo saaray xidiga reer swiss ahmed zaki waa soo saaridii haataf studio ee oslo norway. https://www.youtube.com/watch?v=dr_igyhjouw&feature=share daawasho wanaagsan.   .
Xidigaha Sanadkan Soo Baxay Ee Fankeena Si Layaab Lehna Magac Ku Heleen Sanad Gudihiis Amaba Bilo Gudaheed Sabriin, Dayax, Istaahil Iyo Najiib.
dhageysi wanaagsan 4 hees oo ay kala qaadayaan 4 xidig oo sanadkaan soo baxay isla markaana magac ku yeeshay fankeena kuwaas oo kale ah sabriina muuse oo london uk dagan, dayax dalnuurshe oo muqdisho somalia jooga, princess istaahil oo dagan ddsi jigjiga ethiopia, najiib alfa oo finland dagan. dh.
Aroos Farxad Leh Iyo Hambalyo Ku Socota Yahye Dahir Elmi Iyo Munira Hassan Mohamed Oo Aqal-galkoodu Ka Dhacay Magaalada Skien Ee Dalka Norway..
dhamaan bahda deeyoo.com, qoysaska iyo asaxaabtani waxay halkan tahniyad farxad leh uga dirayaan arooska yaxye daahir cilmi iyo aroosadda munira xasan maxamed oo dhawaan arooskoodu ka dhacay magaalada skien ee dalka norway. waxayna dadka tahniyada diraya kala yihiin: aabe dahir elmi yare, hooyo .
Kiin Jaamac Yare Fanaan Kasbaneysa Magac Iyo Taagerayaal Xad Dhaaf Ah Maalin Kasta Ayaa Soo Saartay Hees Cajiib Ah Ooyayee.
dhageysi wanaagsan heestan macaan ee jaceylku ku dhamaaday ooyayee iyo codka mucjisada ah kiin jaamac yare oo runtii sanadkan kasbatay taageerayaal xad dhaaf kadib markii ay ku qanceen codkeeda iyo guud ahaan qaab faneedkeeda soo jiidashada leh. dhageysi wacan saaxiibayaal heesta ooyayee iyo codk.
Fanaanadeena Qaaliga Ah Deeqa Ahmed Ayaa Soo Saartay Muuqaalka Heesteeda Macaan Ee Nasiib,,, Daawasho Wanaagsan..
fanaanada codka dahabiga ah ee reer north america deeqa ahmed gaydh ayaa soo saartay muuqaal aad u qurux badan iyo heesteeda nasiib oo aan dhihi karno waa mid kamid ah heesaha ugu macaan oo ay ku luuqeyso deeqa ahmed. waxaan u mahad celineynaa liibaan jaama oo nasoo gaarsiiyay video-gan quruxda b.
Hees Xusuus Qaraami Ah Oo Aad U Macaan Iyo Codka Dahabiga Ah Ee Boqorada Codka Farxiya Fiska Dhageysi Wacan..
dhageysi wanaagsan heestan kabanka ah ee xasuusta u ah boqoradeenii magool allaha u naxariistee waxaana codkeeda dahabiga ah inoogu qaadeysa boqorada codka farxiya fiska dhageysi wacan.   .
Hodan Abdirahman Fanaanadeenii Sanadka Oo Hees Jaceyl Ah U Hibeysay Xaajigeeda Xalaasha Ah Mohamed Alta Dhageysi Wanaagsan..
jaceylka dhabta ahi waa kan ku dhamaado guur iyo is af garasho, waxaa tusaale fiican inoo ah xidig faneedkeena hodan abdirahman dheere iyo xaajigeeda mohamed alta oo ka dhabeeyay himiladoodii ahayd iney mar uun soo gunaanadaan jaceylkii ku koobnaa sheeko, qosol iyo rajo oo ay natiijadiisii noqotay m.
Heesta Facebook Iyo Codadka La Yaabka Leh Ee Xawo Cabdi Iyo Abdullahi Kalgacal Dhageysi Wanaagsan..
dhageysi wanaagsan saaxiibada nagu qaaliga ahoow. codadka xaawo cabdi iyo abdullahi kalgacal.
Hees Cajiib Ah Weliba Jaceyl Ah Iyo Xidigta Iyo Quruxda Xamar Umi Shariif Dhageysi Wanaagsan.
dhageysi wanaagsan saaxiibayaal codka macaan ee umi shariif oo ah xidigta xamar caankana ah ee aad heesaheeda wax badan daawateen amadhageysateen... baashaal wacan..
Hees Cajiib Qiso Dhab Ah Oo Ay Sanadkan 2014 Kusoo Xirtay Fanaanada Caan Baxday Yurub Geenyo Ee Dhageysi Wacan..
heesta magaceedu yahay ha maleynin inaan ku nacay oo ay soo saartay fanaanada codka dahabiga ah yurub maxamed cabdi (geenyo) ayaa markiiba qabsatay dhagaha somali badan oo jecel fanka guud ahaan, gaar ahaan xidigtaan yurub geenyo. heestan oo uu sameeyay abwaan abdirahman haji waxaa nasoo gaaraya .
Fanaanad Qaali Ah Iyo Xidig Uu Fankeenu Helay Princess Istaahil Oo Marti U Noqotay Boqorada Warbaahinta Nimco Samriye Barnaamijkeeda Fanka..
https://www.youtube.com/watch?v=jjikupgijge   xidigta dahabiga ah ee uu fankeenu helay princess istaahil ayaa bilowday iney durbaba fankeeda ku baahiso dhamaan meel walba oo looga hadlo afka somaliga dunida dacaladeeda.   xidigtan ayaa marti u noqotay barnaamijka fanka ee tv-ga horn ca.
Arimaha Fanka

Music Events / Bandhig Faneed

Abdikhaliq M Siraad Hees Cusub

Hussein Nuuriyow iyo heestii Shiribka |

Akhriso Warar kale

Fanaanada caan baxday fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay muuqaal caji
2014-12-19 21:01:32
Fanaanka wadaniga ah aidarus maliboy oo mar kale soo saaray hees wadani ah ee da
2014-12-19 17:45:37
Hees af oromo ah oo ay wada qaadayaan fanaanadeena sanadka hodan abdirahman iyo
2014-12-19 16:49:33
Wax la sugaba hadey soo dhacday jawaabta heestii hadaadan tumeyn iyo codka alfan
2014-12-18 17:22:44
Xidigaha sanadkan soo baxay ee fankeena si layaab lehna magac ku heleen sanad gu
2014-12-17 22:29:49
Kiin jaamac yare fanaan kasbaneysa magac iyo taagerayaal xad dhaaf ah maalin kas
2014-12-16 20:16:33
Fanaanadeena qaaliga ah deeqa ahmed ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda macaan
2014-12-16 19:36:26
Afrika iyo Somalia Ogeysiis inta jecel wararka sport kuwii ugu danbeeyay toos u booqo deeyoosport.c
2014-03-18 01:45:31
Cape verde oo dhigtay mucjisada afrika iyo eto'o oo dalkiisa badbaadin waayay
2012-10-15 14:21:09
Wasiirka ciyaaraha senegal oo ku dhaawacmay rabshado ka dhacay kulankii senegal
2012-10-15 14:08:00
Mohamed farah oo mar kale ku guuleystay bilad dahab ah oo 5000 noqdayna halyeey
2012-08-11 22:46:52
La mood noqonse weyday, zamzam & mohamed maxaa loo jah wareeriyay aaway shaqadii
2012-08-04 10:49:28